22/08/2025
Wasiir yuusuf nuux yuusuf Tadhase oo sheegay in xukuumada wadajir iyo waxqabad ay fulisay balanqaadkii ay u qaaday dhalinyarada Oodweyne,
Daawo Hadalkii uu wasiirku ka jeediyay Dhagax-dhiga iyo Casriyeynta Garoonka Kubadda Cagta Maxamed Cali Stadium ee Magaladda Odweyne,
Ballan-qaadkii Fulay Maanta ee Madaxweynaha Qaranka JSL.
Bulshaawi Media Tv