Ziraat Media Production

Ziraat Media Production Media Production journalist

02/02/2022

Saqiir baan ku Gooynlahaa Naftan Soo Lugoday .

YAANU WAALIDKIIN IDINKU HUNGOOBIN.Waa munaasabadda qalinjebinta ardayda jaamacadda, wiilku waxa uu soo xirtay koofiyadda...
13/09/2021

YAANU WAALIDKIIN IDINKU HUNGOOBIN.

Waa munaasabadda qalinjebinta ardayda jaamacadda, wiilku waxa uu soo xirtay koofiyadda qalinjebinta isaga oo aad ugu faraxsan in uu sannado badan kaddib meel aad u fiican soo gaadhay.

Aabihii ayaa hareer taagan oo isna la damaashaadaya, Waxa uu ku faraxsan yahay guusha uu inankiisu waxbarashada ka gaadhay, laakiin isagu ma xirna koofiyadda qalinjebinta, beddelkeedana isaga oo farxad la ilmaynaya waxa uu madaxa saartay dubbe dhagax. (Dubbaha dhagaxa dhismaha lagu jebiyo).

Aabahani waa dhagax-jebiye, waxa uuna ku faraxsan yahay in dubbahaasi uu yahay ka uu ku soo saaray maaliyadda uu wiilkiisu muddadaas dheer wax ku baranayey. Bukaan, daal, gaajo iyo dhib kasta oo uu qabay in uu u dhabar adaygay, si maanta oo kale uu u arko miraha guusha uu ilmihiisa u sababay.

FG: Ardayda qalinjebisay anigu dardaaranka keliya ee aan siinayaa waxa uu yahay, “Yaanu waalidkiin idinku hungoobin”.

Hadii aad ka heshay sii garee oo lawadaag asxaabtaada.

✍ xudayfi

Iska ilaali Inaad Gacmahaaga Ku Disho Hibada Uu Ilaahay Ku Siiyay, Waxa Jira Dad Aan Haysan Hibada Uu Ilaahay Ku Siiyay ...
26/08/2021

Iska ilaali Inaad Gacmahaaga Ku Disho Hibada Uu Ilaahay Ku Siiyay, Waxa Jira Dad Aan Haysan Hibada Uu Ilaahay Ku Siiyay Xatta Badhkeed Lakiin Nolasha Ka Gaadhay Meeshii Ay Rabeen, Halka Adigu Aad Cabsoonayso Aadna Sugayso Fursad Munaasab ah..

-

Tusaale wacan. Askari Saaka Ka Qayb Galay Olalihii Nadaafada, Ee Magaalada Hargiesa.
26/08/2021

Tusaale wacan. Askari Saaka Ka Qayb Galay Olalihii Nadaafada, Ee Magaalada Hargiesa.

Hargeysa; Caruuskii Dooxa Gallay.Wariye Cali Fahad oo maanta ku mehersaday Hargeysa ayaa sameeyey dhacdo cajiiba. Caruus...
05/08/2021

Hargeysa; Caruuskii Dooxa Gallay.

Wariye Cali Fahad oo maanta ku mehersaday Hargeysa ayaa sameeyey dhacdo cajiiba.

Caruuskan ayaa markii ay dhamaatay xaflada guri-dhiskiisa kadib waxa uu toos u tagay (DOOXA) dhaamka jigjiga yar oo ay ka socotay hawlgal lagu nadiifinayo.

Maayarka caasimada ayaa caruuska kala qayb galay nadiifinta dhaamka jigjiga yar.

Waxay qab ka tahay rajada daldhiska iyo niyad wanaaga ah ee Maayar Mooge ku abuuray bulshada.

📷 Fahad Karie

Hablo reer Hargeysa ah oo dalka Mareykanka ku sugan ayaa dawladda Hoose ee Hargeysa ugu deeqay qalab loogu talogalay nad...
14/07/2021

Hablo reer Hargeysa ah oo dalka Mareykanka ku sugan ayaa dawladda Hoose ee Hargeysa ugu deeqay qalab loogu talogalay nadaafadda Caasimadda Hargeysa.

Ciidanka Shaqo Qaran - Dufcaddii Sadexaad.
11/07/2021

Ciidanka Shaqo Qaran - Dufcaddii Sadexaad.

Dhalin yaro Arday ah oo ka Tirsan jaamacadda Hargeysa oo rinji ku qurxinaya Biriijka labaad ee Hargeysa.
09/07/2021

Dhalin yaro Arday ah oo ka Tirsan jaamacadda Hargeysa oo rinji ku qurxinaya Biriijka labaad ee Hargeysa.

Saaka looma kala hadhin ololihii nadaafadda ee dooxa Hargeyaa.
08/07/2021

Saaka looma kala hadhin ololihii nadaafadda ee dooxa Hargeyaa.

Hooyo reer Hargeysa ah iyo carruurteedii oo saaka ka qaybgalay Ololihii Nadaafadda Dooxa Hargeysa.
08/07/2021

Hooyo reer Hargeysa ah iyo carruurteedii oo saaka ka qaybgalay Ololihii Nadaafadda Dooxa Hargeysa.

Ololihii saaka ee nadiifinta dooxa Hargeysa waxaa si weyn uga dhex muuqday  Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.
08/07/2021

Ololihii saaka ee nadiifinta dooxa Hargeysa waxaa si weyn uga dhex muuqday Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.

Dab ayaa ka kacay Dekedda Jabal-Cali ee Dubai.
07/07/2021

Dab ayaa ka kacay Dekedda Jabal-Cali ee Dubai.

Address

Hargeysa

Telephone

+25265411008

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ziraat Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ziraat Media Production:

Share