Radio Hargaysa

Radio Hargaysa Radio Hargeisa was established in 1942. This is the official page of Radio Hargeisa.

06/09/2026

Barnaamijka Xanaanada Xoolaha ee idaacadda Radio Hargaysa Q:2aad.

05/09/2026

Warbixin: Safarrada Madaxweynayaashii Somaliland ee Booqday Maraykanka iyo Ujeeddooyinkii ay Xambaarsanaayeen.

Cabdicasiis Yamani

05/09/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo si nabad ah uga degay Washington D.C.

05/09/2026

Barnaamijka | Xanaanada Xoolaha ee idaacadda Radio Hargaysa Q:1aad.

"Bahda saxaafadda oo hubka Somaliland haysato ah, waxa aanu u soo jeedinaynaa in ay kaalintii safarkii Israa’iil ay ka q...
05/09/2026

"Bahda saxaafadda oo hubka Somaliland haysato ah, waxa aanu u soo jeedinaynaa in ay kaalintii safarkii Israa’iil ay ka qaateen oo kale ay ka qaataan"
Barkhad Jaamac Batuun
Wasiirka wasaaradda, warfaafinta ahna afhayeenka xukuumadda

"Markasta oo dedaalladeennu laba jibbaarmaan, waxa badanaya dibindaabyada la innala damacsanyahay, waxa shacabka laga ra...
05/09/2026

"Markasta oo dedaalladeennu laba jibbaarmaan, waxa badanaya dibindaabyada la innala damacsanyahay, waxa shacabka laga rabaa feejignaan"

Barkhad Jaamac Batuun
Wasiirka wasaaradda, warfaafinta ahna afhayeenka xukuumadda

"Safarka madaxweynaha ee Maraykanku waxa uu daarranyahay, xoojinta xidhiidhka diblomaasi, ganacsi iyo amni"Barkhad Jaama...
05/09/2026

"Safarka madaxweynaha ee Maraykanku waxa uu daarranyahay, xoojinta xidhiidhka diblomaasi, ganacsi iyo amni"

Barkhad Jaamac Batuun
Wasiirka wasaaradda, warfaafinta ahna afhayeenka xukuumadda

"Intii uu madaxweynuhu xafiiska joogay oo waxa uu dedaal u galay rumaynta rejada shacabka oo ah aqoonsi"Barkhad Jaamac B...
05/09/2026

"Intii uu madaxweynuhu xafiiska joogay oo waxa uu dedaal u galay rumaynta rejada shacabka oo ah aqoonsi"
Barkhad Jaamac Batuun
Wasiirka wasaaradda, warfaafinta ahna afhayeenka xukuumadda

Duqa Degmada Burco, Mustafe Maxamed Muuse Calas, ayaa kormeeray habsami-u-socodka dhismaha jidka xaafadda Hodan-Qaylo, i...
04/09/2026

Duqa Degmada Burco, Mustafe Maxamed Muuse Calas, ayaa kormeeray habsami-u-socodka dhismaha jidka xaafadda Hodan-Qaylo, isagoo u kuurgalay tayada iyo heerka uu marayo dhismaha jidkan muhiimka u ah bulshada.

Kormeerka Duqa ayaa sidoo kale xooga lagu saaray sidii loo dardargelin lahaa hawsha, loona xaqiijin lahaa in jidka halbowleha ah ee xaafadda Hodan-Qaylo ee degmada Faarax Oomaar uu ku dhammaado waqtigii loogu talagalay.

Ugu dambayn, Maamulka Degmada Burco ayaa bulshada xaafadda Hodan-Qaylo u caddeeyey in jidka gacanta lagu hayo si habsami leh loo dhammaystiri doono, isla markaana ay dhammaan qurxintiisa iyo farsamadiisuba noqon doonaan kuwo bilicda magaalada iyo baahida bulshada ku habboon.

04/09/2026

Waxgarad iyo Odayaal soo dhaweeyay guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka cusub ee gobolka Togdheer.

Address

Idaacada
Hargeysa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Hargaysa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share