05/09/2020
- - ICT /Computer
! Dhawaan filo
Dhamaan cid kasta oo jecel Barashada Computer- ka.
Waxaa lagu baran doonaa hab ah!
Xarunta Haldoor College waxa ay dhawaan kuu bilaabi doontaa Free Course - Fasalo bilaash ah oo lagu baran doona ICT - Barashada Cilmiga Kombiyuutarka. Insha Alaah.
Fadlan ku xidhnow oo raac tilmaamahan hoose.
1. saar Page Haldoor College
2. Sii garee post ggan
3. Ku garee 2 Group oo kaliya si looga faaidaysto
4. Hoos noogu reeb lamabarkaga WhatsAppka si aad u hesh casharada ka ah
Haldoor College!