SSN 📢 Stay Connected to the Latest News & Updates!
(1)

Welcome to [SSN], your go-to source for breaking news, major events, and in-depth reports from around the world. 🌍📡

Markale ayaa lugta laga toogtay Safiir Ku xigeenkii jabuuti, Armuu isagu is tooganayaa.. oo uu diidayaa inuu Qaranka u s...
17/09/2025

Markale ayaa lugta laga toogtay Safiir Ku xigeenkii jabuuti, Armuu isagu is tooganayaa.. oo uu diidayaa inuu Qaranka u shaqeeyo

17/09/2025

Markale ayaa lugta laga toogtay Safiir Ku xigeenkii jabuuti, Armuu inagu is tooganayaa.. oo uu diidayaa inuu Qaranka u shaqeeyo

Jigjigaay Alleh cadowga hakaa qabto.....
17/09/2025

Jigjigaay Alleh cadowga hakaa qabto.....

Maraykanka ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya Dawlda Federaalka ee Soomaaliya inay dileen CAAQILKII reer  BADHAN ,ee dhaw...
17/09/2025

Maraykanka ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya Dawlda Federaalka ee Soomaaliya inay dileen CAAQILKII reer BADHAN ,ee dhawaan DRONKA lagu dilay oo ay sheegeen inuu hubka ka IIBIN jiray AS

17/09/2025

Madaarka Hargaysa ayaan-daranaa Ina Xaashi ayaa 15M Ku cunay 😂 hadana Maharat ayaa 70M Ku cunaysa

17/09/2025

Xukumadii NGO ayaa laga dhigay... marka cid aan wax hogaamin jirin taladu gacanta u gasho, fashillka iyo jaha wareerka ayaa Ku bata.......

Xukumadii Cirro oo fadeexadii ugu xumayd dhexda kaga jirta... Page hada la sameeyay kadib fashillka dhacay
17/09/2025

Xukumadii Cirro oo fadeexadii ugu xumayd dhexda kaga jirta... Page hada la sameeyay kadib fashillka dhacay

Maharat Bakery oo 70M Ku dhisaysa Garoonka Cigal international airport
16/09/2025

Maharat Bakery oo 70M Ku dhisaysa Garoonka Cigal international airport

16/09/2025

Xukumada Cirro Jinni miyay heshiiska madaarka la gashay,
Waa maxay shirkada 70M haysata ee bilaa Addresska ah,

Madaarkii Hargeysa Oo Lagu Wareejiyey Shirkada Turkiga ee Maamusha Madaarka   ee  .Waa nasiib darro in iyadoo   si ula k...
16/09/2025

Madaarkii Hargeysa Oo Lagu Wareejiyey Shirkada Turkiga ee Maamusha Madaarka ee .

Waa nasiib darro in iyadoo si ula kac ah u wiiqayo madaxbanaanida Jamhuuriyadda , in xubno dawladda ka tirsan sida Wasiirka Duulista Fuad Nouh, Wasiirka Madaxtooyada khadar looge iyo Wakiilka Somaliland ee Imaaraadka ay maanta saxeexaan heshiis ku wareejinaya maamulka madaarka Cigaal shirkada Turkiga ee maamusha madaarka ee . Waan eegi doonaa talaabada mudan in muwaadiniinta Somaliland kaga falceliyaan heshiiskan quracan? Kolay anniga go'aankaygu waa

Xukumad dhan oo kamarad is daba wada yaga iyo aabahoodba
16/09/2025

Xukumad dhan oo kamarad is daba wada yaga iyo aabahoodba

16/09/2025

Madaxtooyadana in Imaaraadka lagu wareejiyo ayaa inoo hadhay,

Address

Hargeysa

Telephone

+441355640008

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SSN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SSN:

Share