Taliska Ururka 8'aad Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor

Taliska Ururka 8'aad  Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor Pageka Saxda ah Ee Taliska Ururka 8'aad Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor

06/08/2026

Yasooman HiiranπŸ‘€ & Ururka 8'aad Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Gaaray Deegaanka BuuhoodleSaraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka...
05/08/2026

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Gaaray Deegaanka Buuhoodle

Saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta gaaray deegaanka Buuhoodle ee Gobolka Togdheer, iyagoo halkaas u tegay booqasho shaqo oo lagu qiimeynayo xaaladda guud ee amniga ee ku sugan deegaanka.

Wafdiga saraakiisha ah ayaa u kuurgalay xaaladda ciidamada fadhiya Buuhoodle, iyagoo warbixinno ka dhageystay mas'uuliyiinta iyo saraakiisha deegaanka, si loo xoojiyo wada-shaqeynta iyo dardargelinta howlaha lagu sugayo amniga.

Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay Jeneraal Cabaas Aamiin, oo h**e u soo noqday Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Intii ay booqashadu socotay, wafdigu wuxuu dhiirrigelin u jeediyay ciidamada, isagoo ku ammaanay doorka ay ka qaadanayaan ilaalinta amniga iyo difaaca dalka.

Booqashadan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu xoojinayo isku-duwidda hawlaha ciidamada iyo kor u qaadidda diyaar-garowga cutubyada ku sugan jiidaha muhiimka ah.

28/07/2026

Ururka 8'aad Guutada 18'aad K*m Gorgor & Yasooman Hiiraan Somalia
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

28/07/2026

"Waan Ugu Daba Tagi Doonnaa Mesha ay kaga dhuumaaleysanayaan Kooxaha Nabadiidka"Daljir katirsan Ururka 8'aad Guutada 18'aad K*mandoska Gor-gor Muqaal Ka imaanaayo aaga Yasooman Ee G/Hiiran
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

28/07/2026

Sumadaale ilaa burshashiiq Ee Gobolka Sh/dhaxe Waxbaa kasocdoo Halkaan Isha ku haay Gorgor Iku oo orad Ma ahan
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb.Dhuusamareeb, 27 Luulyo 2026 – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
27/07/2026

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Dhuusamareeb, 27 Luulyo 2026 – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug.

Taliyaha ayaa salaan sharaf ka qaatay Saraakiisha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ka hor inta aan loo gudbin Xarunta Taliska, halkaas oo uu kulan kula yeeshay saraakiisha qaybaha kala duwan ee Ciidanka.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta hawlgallada lagu ciribtirayo Khawaarijta, xoojinta isku-duwidda ciidamada, iyo sare u qaadidda waajibaadka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed si loo adkeeyo amniga loona xaqiijiyo guulaha laga gaarayo hawlgallada socda.

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Ururka 8'aad Guutada 18'aad K*mandooska Gorgor XDS ayaa howlgal qorsheysan...
26/07/2026

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gaar ahaan Ururka 8'aad Guutada 18'aad K*mandooska Gorgor XDS ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Aagga Deeganka Yasooman ee Bariga Gobolka Hiiraan, kaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaariijta ee ku dhuumaaleysanayay deegaannadaasi.

Howlgalka ayaa ujeeddadiisu ahayd burburinta fariisimaha, godadka iyo goobaha ay Khawaariijtu u adeegsadaan gabaad, abaabul iyo qorsheynta falalka amni-darrada, iyadoo Ciidanka Xoogga Dalka ay sii wadaan dadaallada lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah.

25/07/2026

Hiiran Yasooman Waxbaa ka socdo πŸ‘€ isha ku haaya Halkaani Eeyha Naarta Kulel baa loo daaray
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

23/07/2026

Taliyaha Cusub G/le Mohamed Araarale Guutada 22'aad K*m Gor Gor
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

Taliyaha Cusub Ee Guutada 22'aad Qeybta 1'aad G/le Mohamed Araarale Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ
23/07/2026

Taliyaha Cusub Ee Guutada 22'aad Qeybta 1'aad G/le Mohamed Araarale
Gorgor πŸ¦…βš”οΈπŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄βœ…οΈ

Address

Dab Iyo Dhagax
Hiran
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Taliska Ururka 8'aad Guutada 18'aad Ee Kom Gor gor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share