Haldoor media

Haldoor media We are a media advocacy group for people and the environment And that's why we always go EE Please connect to Pegkaan

Hambalyo dhamaan taageerayaasha Arsenal.
20/05/2026

Hambalyo dhamaan taageerayaasha Arsenal.

Hambalyo maalinta dhalinyarada soomaaliyeed ee 15-KA MAY 1943. Dhalinyaro Hambalyo zxbyaal dhamaantiin πŸ™πŸ‡ΈπŸ‡΄.Haldoor media
14/05/2026

Hambalyo maalinta dhalinyarada soomaaliyeed ee 15-KA MAY 1943.

Dhalinyaro Hambalyo zxbyaal dhamaantiin πŸ™πŸ‡ΈπŸ‡΄.

Haldoor media

Allaha idiin naxariisto geesiyada qabriga allaha idin nuuriyo zxbyaal πŸ˜….Haldoor media
14/05/2026

Allaha idiin naxariisto geesiyada qabriga allaha idin nuuriyo zxbyaal πŸ˜….

Haldoor media

Xaflada shaacinta Musharax Xildhibaan kursiga Hope 060 oo deegaan doorashadiisu tahay gobolka mudug Ayaan Xasan Siyaad (...
13/05/2026

Xaflada shaacinta Musharax Xildhibaan kursiga Hope 060 oo deegaan doorashadiisu tahay gobolka mudug Ayaan Xasan Siyaad (Bulbulo) oo maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho

Xafladan waxaa ka soo qaybgalay Odayaasha dhaqanka golaha Beesh Sacad, Nabadoonada, Salaadiinta, Boqorada, Ganacsatada, Culimada, Saraakiisha, Siyaasiyiinta, wakiilka Xisbiga Karaama ee Galmudug Sh/muxiyadiin Yuusuf Barre ,wakiilka xisbiga tawfiiq ee Galmudug Cawil Nuur Cali, gudoomiyaha Maxkamada Wisil She/c/laahi agaasimayal ka tirsan gobolka Banaadir, iyo XFS,dhalinyarada iyo haweenka Beesha Sacad.

Masuuliyiin kala duwan oo Xafalada ka hadashay ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyey Musharaxnimadq Xildhibaan hope 060 Ayaan Xasan Siyaad , waxay alle kaga baryeen in kursiga uu ku guuleeyo.

Ugu danbeeyn Mushara Ayaan Xasan Siyaad oo hadalka qaadatay ayaa sheegtay in kursiga aysan xoolo u soo doonan , waxayna bulshada Beesha Sacad ka codsatay in kursiga ay ugu hiiliyan oo codkooda siiyaan.

Haldoor media .

12/05/2026

Su'aal aan jawaab loo heyn waaye .πŸ‘πŸ™πŸ€£

12/05/2026

Waa nin illeen camera πŸ“· man ahπŸ“·πŸ€£πŸ€£πŸ€£πŸ€£

11/05/2026

War igatag camera πŸ“· laiga qaatay kulahaa 🀣🀣.

10/05/2026

Waajid soomaali doorasho qof iyo Cod ah ayaa loo dareeray saakay.

Dalkaan gadaal uma laabanaayo insha allah β™₯️.

Haldoor media

08/05/2026

Maxaa ku nacday micnaha?🀣🀣

06/05/2026

Maamadaan intee nooga maqneyd yaaqeey 🀣?

Address

Hobyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haldoor media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share