Ogaal News

Ogaal News Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ogaal News, TV Channel, Km5 Street, Hodan.

25/04/2026

MUQDISHO: Caleema saarka Ugaaska Beesha Murusade

Golaha Wasiirada XFS ayaa maanta la isku yeeray Shir deg deg ah, Wararka qaar ayaa sheegaya in xilka qaadis lagu sameyna...
13/04/2026

Golaha Wasiirada XFS ayaa maanta la isku yeeray Shir deg deg ah, Wararka qaar ayaa sheegaya in xilka qaadis lagu sameynayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo qaar ka mid ah Masuuliyiinta Hay'adda dowladda fadaraalka,

Illa Xog ogaal ah ayaa tilmaaya in Yuusuf Maddaale iyo Xildhibaan Beerey midkood loo magacaabayo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho,

La soco wixii ka soo kordha

Susan Coyle oo 55 jir ah ayaa noqotay mid si weyn taariikh uga samaysay dalka Australia Haweenaydaan oo ay si weyn u had...
13/04/2026

Susan Coyle oo 55 jir ah ayaa noqotay mid si weyn taariikh uga samaysay dalka Australia

Haweenaydaan oo ay si weyn u hadal heyso Warbaahinta Caalamka ayaa waxaa si rasmi ah loogu magacaabay inay noqoto Taliyaha Ciidanka Dhulka (Chief of Army) ee Australia.

Tani waxay ka dhigaysaa haweeneydii ugu horreysay abid ee hoggaamisa mid ka mid ah laamaha ugu waaweyn ciidamada dalkaas.

👉 Waa dhacdo taariikhi ah, sababtoo ah horay waligeed haweeney uma hoggaamin heerkan sare ee ciidamada Australia.

📜 Taariikh kooban oo nolosheeda ah

Waxay ku dhalatay gobolka New South Wales, Australia
Ciidanka waxay ku biirtay 1987

Waxay noqotay sarkaal 1992 kadib waxbarasho militari
Waxay hoggaamisay hawlgallo waaweyn sida:

Afghanistan iyo Bariga Dhexe

12/04/2026

Munaasabada xuska 66-sanadii guradii Aas aaska Ciidanka Xooga Dalka

12/04/2026

Munaasabada xuska 66-sanadii guradii ka soo wareegtay Aas aaska Ciidanka Xooga Dalka

10/04/2026

MUQDISHO: Soo dhaweynta marka qodaya shidaalka Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxa...
06/04/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kaasi oo diiradda lagu saaray xaaladda amniga deegaanka, maareynta isbeddelladii amni iyo maamul ee dhawaan dhacay iyo xaqiijinta hannaan caddaaladeed oo loo simanyahay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Shirka warbixinno faah faahsan uga dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Saraakiisha hay'adaha ammaanka, kuwaasi oo soo bandhigay qorsheyaasha lagu sugayo amniga deegaanka, dardargelinta howlgalada ka dhanka Khawaarijta iyo kor u qaadidda wada shaqeynta hay’adaha kala duwan ee amniga.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku adkeeyey Masuuliyiinta iyo Saraakiisha hay'adaha amniga muhiimadda ay leedahay in si mideysan looga shaqeeyo ilaalinta amniga, xakamaynta ciidamada hubeysan ee aan shaqada ka haynin gudaha magaaalada, xoojinta kalsoonida shacabka iyo taageerada ay bulshada u hayaan hay’adaha dowliga ah.

Kulankan, waxaa ka qayb galay Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil C/rashiid Xaaji, Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada JFS iyo Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida.
DHAMMAAD

25/01/2026

Fedaraalka iyo Qabyaalada qof xal u keena waa u baahanahay"Ra'iisul wasaare Xamsa

26/12/2025

Reer Somaliland waxa ay leeyihiin Fircoon iyo Ibliis xitaa haddii ay na aqoonsadaan waa u dabaal dageynaa

Address

Km5 Street
Hodan
00000

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Thursday 08:00 - 15:15
Saturday 08:00 - 16:00
Sunday 08:00 - 16:00

Telephone

+252614946777

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaal News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ogaal News:

Share

Category