Guutaale Media

Guutaale Media ᴋᴀʟᴀ sᴏᴄᴏ ᴡᴀʀᴀʀ ɪʏᴏ ᴡᴀʀʙɪxɪɴᴏ xɪɪsᴏ ʟᴇʜ.

05/08/2026

Gaalkacyo oo saakay Markale Dagaal Ka Qarxay'

Faahfaahin Deg Deg Ah Guutaale Media

04/08/2026

Doorashooyinka Qof iyo codka ah ee kusoo Wajahan Hirshabelle iyo aragtida Qaar Kamid Bulshada Reer Jowhar.
1/2

03/08/2026

Dowladda Ethiopia oo War Cusub Soo saartay.

Guutaale Media

31/07/2026

Allah ha unaxariisto Sheekh Cumar Shaami' oo ahaa Gudoomiyihii Majmaca Culimada G.SH.DHEXE inta uusan geeriyoon saakay Salaadii subax ayuu tacsi u diray mid kamid ah Culimada Jowhar oo isagne geeriyooday balse k**a danbeyn saacdo badan.

Waa dardarankii ugu danbeyay &fariin guud oo sheekhu umadda diray culimada iyo Guud ahaan umadda Soomaaliyeed.

29/07/2026

DEG DEG-Maxk**adda Rafcaanka Gobolka Sh.dhexe oo ku dhawaaqday Kiis dil ah oo loo heesto Feysal Muxumed Caddow' oo ku edeysan dilka AUN' Axmed Cabdulqaadir MP, oo ahaa Darwal Gaari.

29/07/2026

Ciidamada Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Qeybta Hirshabeelle oo howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay Magaalada Jowhar.

27/07/2026

Ururka Haweenka Hirshabeelle oo Jowhar ku soo Gabagabeyay Kulan lagu xoojinayay doorka Haweenka ee Doorashooyinka.

FAAH FAAHIN Guutaale Media .

Muqdisho, 27-Luulyo-2026: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa hoygii...
27/07/2026

Muqdisho, 27-Luulyo-2026: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Golaha Sare ee Siyaasadda Beesha Xawaadle.

Ugu horeeyn Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Sare ee Siyaasadda Beesha Xawaadle Maxamed Xasan Ibraahim Qoone ayaa ka mahadceliyey kulanka is xog-wareysiga ah.

Muddada uu socday ayaa kulanka lagu gorfeeyay arrimaha siyaasadda, ka qeybgalka doorashada qof iyo codka iyo wadajirka.

Sidoo kale Golaha ayaa bogaadiyay sida uu u suurogeliyey Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mashaariic kala duwan oo deegaanka waxtar u leh.

Ugu dambeyn Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa uga mahadceliyey Golaha booqashada ay maanta ugu yimaadeen.

26/07/2026

Guddoomiyaha Ururka Haweenka hirshabelle oo Jowhar ka furtay Doorka haweenka ay ku leeyiihin Wacygalinta arrimaha doorashooyinka.

Address

Jowhar

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guutaale Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Guutaale Media:

Shortcuts

Share