RADIO ASAL

RADIO ASAL Radio Asal Waa Warbaahin Madax Banaan lana Aas aasay 12 December 2013.

With ASAL TV – I'm on a streak! I've been a top fan for 15 months in a row. 🎉
17/03/2026

With ASAL TV – I'm on a streak! I've been a top fan for 15 months in a row. 🎉

20/01/2026
19/01/2026
12/01/2026

Subscribe Dhaho Channel-kaMAHADSANID.

27/12/2025

Fadla Subscribe Dheh Channelka.Mahadsanid.

27/12/2025

Fadlan Subscribe Adiga Waxba Kaama Dhibto Inagane Wax weyn ayaa inoo Tarta Ee Channel-ka Subscrine Inoo Dheh Si Mar walba ay kuu Soo Gaaraan Tabinta Joogtad...

24/12/2025

Subscribe Inoo Dheh Channel-ka Si meel fog uu ugaaro Baaqani Guud.Mahadsanid.

24/12/2025

subscribe Inoo Dheh Channel-ka Adiga Oo Aad Umahadsan.

24/12/2025

Fadlan Channel-ka Subscribe inoo Dheh Hadii ay kuu tahay Markii kugu horeysay ee Aad Na soo Booqatay.Mahadsanid.

Jeyle cabdi cusmaan oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan guutada Gorgor ayaa lagu dilay deegaanka laanta boor...
11/12/2025

Jeyle cabdi cusmaan oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan guutada Gorgor ayaa lagu dilay deegaanka laanta boore isgoo joogay xaradiisa ciidanka Goobtiisa shaqo.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in dilka uu geystay askari ay hal unug ka wada shaqeynayeen, kadib muran shaqo oo soo kala dhex galay. Tani waxay ahayd dhacdo naxdin leh oo gilgishay bulshada deegaanka iyo ciidamada qalabka sida.

Ciidamada nabada sugida ee ka howl gala number Konton ilaa ceelsha biyaha ayaa gacnta ku soo dhugay danbiilaha isagoo rabay in uu ka baxsado gacnta ciidamada waxaana lagu wareejiyay sarkiisha xukumayay si cadaalada loo hor geeyo

Guddoomiyaha Number Konton, Mudane Maxamed Maxamuud ayaa bogaadiyay sida degdega ah ee ay saraakiisha amniga iyo hoggaanka ciidamada uga jawaabeen dhacdada, isagoo xusay in dilalka noocan ah aan la aqbali doonin, caddaaladdana la marsiin doono qof kasta oo sharciga ku tumanaya.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RADIO ASAL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to RADIO ASAL:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share