Maamulka Gobalka Sh/Dhexe

Maamulka Gobalka Sh/Dhexe jowhar

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka sh dhexe Mudane Axmed Mayre Makaraan Ayaa Maanta Ka Qeebgalay furitaanka kala fadhiga 2 Aad...
02/09/2021

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka sh dhexe Mudane Axmed Mayre Makaraan Ayaa Maanta Ka Qeebgalay furitaanka kala fadhiga 2 Aad ee Baarlamaanka Hirshabelle

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Oo Qudbad ka jeediyay Furitaanka kulanka Ayaa Xildhibaanada kula dardaarmay in Ay dar Dar Galiyaan Mashaariicda Hornarineed ee Baarlamaanka hortaal Asigoo xasuusiyay Xaalada Ay ku sugan tahay caasimada Iyo baahiyaha Taagan Oo dhanka Amniga Ugu Horayso .

Xafiiska warfaafinta Gobalka sh dhexe

31/08/2021

Gudoomiyaha gobalka sh dhexe
Mudane Axmed mayre makaraan ayaa
Garoonka diyaaradaha magaalada jowhar
Kusoo dhaweeyay
musharax xildhibaan aqalka sare ee BFS xaaji muuse suudi yalaxow

Xafiiska Warfaafinta Gobalka Sh/ Dhexe

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka sh dhexe Mudane Axmed mayre makaraan Ayaa La Kulmay wasiirka Beeraha iyo waraabka DFS Mudan...
18/08/2021

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka sh dhexe
Mudane Axmed mayre makaraan
Ayaa La Kulmay wasiirka Beeraha iyo waraabka DFS Mudane saciid Hussein Ciid iyo Agaasimaha Guud ee wasaarada Beeraha Nuur yuusuf Nuur

Gudoomiyaha Ayaa Kala Hadlay sidii Loo Kobcin lahaa wax soo saarka beeralayda Gobalka sh dhexe xalna loogu Heli lahaa biyo xireenada Gobalka oo Maalmihii danbe samaynaayay Fataahado.

Xafiiska Warfaafinta Gobalka Sh dhexe .

Gudoomiyaha  Maamulka Gobalka sh/ dhexeMudane Axmed mayre makaraan Ayaa La Kulmay Safiir xigeenka Safarada Taliyaaniga e...
17/08/2021

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka sh/ dhexe
Mudane Axmed mayre makaraan
Ayaa La Kulmay Safiir xigeenka Safarada Taliyaaniga ee soomalia,

Gudoomiyaha Gobalka Ayaa safiirka Kala Hadlay dar Dar Galinta Mashaariicda Hor marineed Ay Safarada Ka kaalmayso Gobalka sh/dhexe

Gudoomiyaha Ayaana la wadaagay shaqooyinka socda iyo dadaalada Ay wadaan Maamulka Gobalka iyo Doorka safaarada Ay ku leedahay hormarinta iyo daadalada socda .

Xafiiska Warfaafinta Gobalka Sh/ dhexe.

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka sh dhexe Ayaa Maanta Gaaray Tuulooyin Hoos Yimaada Dagmada Warsheikh, Gudoomiyaha Gobalka A...
09/08/2021

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka sh dhexe Ayaa Maanta Gaaray Tuulooyin Hoos Yimaada Dagmada Warsheikh,

Gudoomiyaha Gobalka Ayaa waxaa socdaalka Ku wehlinaayay Qaar Ka Tirsan Xildhibaanada Hirshabelle Gudoomiyayaasha dagmooyinka Balcad iyo Warsheikh Saraakiisha Ciidanka Xooga Iyo odayaasha Dhaqanka oo Uu Hogaaminaayo Ugaas Maxamuud Ali Ugaas , iyo Malaaqa Beelaha Galmaax ,

Ujeedada Socdaalka Ayaa Ahaa in Dadka shacabka Ah Lala wadaago Go Aanada Ay Gaareen Masuuliyiinta iyo dhaqanka Kasoo Jeeda deegaankaas ,

Gudoomiyaha Gobalka Ayaana sheegay in Waxii Dhib Ah Oo Horay U dhacay La isaga imaan doono Maanta kadibna Cidii Wax Geesata Sharciga La Marsiin doono .

Xafiiska warfaafinta Gobalka sh dhexe

Gudoomiyaha maamulka Gobalka sh/ dhexe mudane Ahmed Mayre Makaraan Ayaa waxuu Maanta Qaabilay Masuuliyiin Ka socda Hay’a...
05/08/2021

Gudoomiyaha maamulka Gobalka sh/ dhexe mudane Ahmed Mayre Makaraan Ayaa waxuu Maanta Qaabilay Masuuliyiin Ka socda Hay’ada Cuntada Aduunka Ee WFB

Shirkaan Oo Masuuliyiinta WFB Qaarkood Kaga Soo qeeb Galeen Aalada Fogaan Araga Ayaa waxuu ku saabsanaa Sidii Loo dar dar Galin Lahaa Mashaarciidka Ay Hayada Gacanta Ku Hayso

Gudoomiyaha Gobalka waxuu Masuuliyiinta Matalaayay WFB Kula dardaaramay in La Hubiyo Tayada Agabka Ay Gaarsiinayaan Dadka shacabka Ah .

Xafiiska warfaafinta gobalka sh dhexe

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka sh dhexe mudane Axmed Mayre Makaraan Ayaa Maanta Kormeeray Dhismaha ka socda Wadada Xiriiri...
29/07/2021

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka sh dhexe mudane Axmed Mayre Makaraan Ayaa Maanta Kormeeray Dhismaha ka socda Wadada Xiriirisa Muqdisha iyo Jowhar ,

Gudoomiyaha Ayaa waxaa Socdaalka Ku wehlinaayay Gudoomiyaha Gobalka Banaadir waxayna si Wada Jir Ah Halkaa Xaraga Ugu Jareen Xarun Caafimaad oo Dhawaan Laga dhisay Deegaanka jiiro gudde ee Hoos Taga Dagmada Balcad ,

Xafiiska Warfaafinta Gobalka Sh dhexe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Ali Abdulaahi Hussein Ayaa Maanta Kormeeray Goobo Loo Asteeyay in Laga...
24/07/2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Ali Abdulaahi Hussein Ayaa Maanta Kormeeray Goobo Loo Asteeyay in Laga Fuliyo Mashaariic Hormarineed,

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Sh dhexe Oo Socdaalka Ku wehlinaayay Madaxweynaha Ayaa Kaga War Bixiyay Qorshaha iyo Goobaha Maamulka U Asteeyay in Laga Fuliyo Mashaariicdaas .

Xafiiska warfaafinta gobalka sh/dhexe

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka sh dhexe Oo Habeenkii Sadaxaad Ku sugan Dagmada Cadale Ayaa xalay Kulan Dhiiragalin Ah La q...
24/07/2021

Gudoomiyaha Maamulka Gobalka sh dhexe Oo Habeenkii Sadaxaad Ku sugan Dagmada Cadale Ayaa xalay Kulan Dhiiragalin Ah La qaatay Maamulka dagmada Cadale iyo Qaybaha Kala duwan ee dagmada ,

Gudoomiyaha Ayaa Kulanka waxaa Ku Wehlinaayay Xildhibaan Abdi kaadir Arabow Ibraahim iyo
Gudoomiyahi h**e gobalka hiiraan mudane Abdifitaax Xassan afrax
Gudoomiyayaasha dagmoyinka Cadale Balcad iyo Warsheikh iyo Qeeybaha Kala Duwan Ee Maamulka .

Gudoomiye Gobalka Ayaa waxuu Maamulka Dagmada Cadale Kula Dar daarmay in Lasoo dhaweeyo qof waliba Oo Maal Gashi Ku samaynaya dagmada Adale .

Xafiiska warfaafinta gobalka sh dhexe

Madaxweynaha Dowlad Goboleeda Hirshabelle oo Uu wehilnaayo Gudoomiaha Maamumulka Sh dhexe Oo Maalintii labaad Ku sugan D...
22/07/2021

Madaxweynaha Dowlad Goboleeda Hirshabelle oo Uu wehilnaayo Gudoomiaha Maamumulka Sh dhexe Oo Maalintii labaad Ku sugan Dagmada Cadale Ayaa si wada Jir Ah U Kormeeray Goobaha Qadiimiga Ah Ee Ay Leedahay Dagmada Cadale ,

Waxayna Warbixin La xiriirta Hormarka Dagmada ka dhageesteen Maamulka Dagmada iyo Dhamaan wax Garadka Dagmada Adale

Xafiiska war Faafinta Gobalka sh dhexe .

21/07/2021

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Sh/Dhexe Mudane Axmed Mayre Makaraan Ayaa Bulshada Iyo Maamulka Degmada Cadale Ku Amaanay Soo Dhaweynta Balaaran Ay U Sameeyeen Wafdiga Madaxweyenaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen

Xafiiska warfaafinta gobalka sh/dhexe

21/07/2021

Madaxweynaha Dowlada Hirshabelle
Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay u Jeedka Deg Cadale Ay U Gaareen Inay Tahay u kuur galida Xaalada Nololeed Ee Bulshada Ku Nool Degmadaasi

Xafiiska warfaafinta gobalka sh

Address

Jowhar

Telephone

615553417

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamulka Gobalka Sh/Dhexe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share