Halyeyada danab

Halyeyada danab allahu akbar

01/12/2024

Khawaarijta abaalkodu waa dil

Allaha unaxariisteeh Abdishakuur osman Ali barre waxuu ahaa Mujaahid kadhabeeyay balanqaadkiisii ahaa in uusan tinta jar...
26/03/2024

Allaha unaxariisteeh Abdishakuur osman Ali barre waxuu ahaa Mujaahid kadhabeeyay balanqaadkiisii ahaa in uusan tinta jaran doonin ilaa iyo inta dalka Laga xoreynayo khawaarijta, galabta ayuu ku baxay gacanta cadowga dagaal kadhacay deegaanka Farax aadan.

Mujaahidka waxuu kamid yahay raga galabta jilibka u dhigay cadowga.

Danab
05/03/2024

Danab

Maanto khawaarijta jab xogan ayaa gadhay
02/03/2024

Maanto khawaarijta jab xogan ayaa gadhay

Kumaandoska danab
29/02/2024

Kumaandoska danab

Maxamed Cagmadhige  iyo saxibadayda kale gulaysta  sxb waxaad haysan wadadi aad hormuudka ugu noqon lahayden CXDS  Danab...
15/02/2024

Maxamed Cagmadhige iyo saxibadayda kale gulaysta sxb waxaad haysan wadadi aad hormuudka ugu noqon lahayden CXDS

Danab waa hormuudka cxds

danab
25/07/2023

danab

I have reached 300 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉
25/07/2023

I have reached 300 followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. 🙏🤗🎉

10/04/2023

Dagaalkii u dhaxeeyey boqortooyadii Roomaanka iyo boqortooyadii Faarisiyiinta wuxuu socday 700 oo sano, 1000 mar ayey foodda is geliyeen oo dagaalameen, kadib waxaa yimi khaalid binu waliid (RC) oo labadii boqortooyaba ka takhalusay muddo 4 sano ah.

Faarisiyiinta wuxuu la galay 15 dagaal ilaa ay dowladdoodii gacantiisa ku burburtay, sidoo kale wuxuu 9 dagaal ku jebiyey boqortooyadii ruumaanka oo uu ku qasbay inay bariga dhexe isaga baxaan kadib markii ay kun sano maamulayeen.

Waxaa jira dagaal ay labadii boqortooyo ku midoobeen si ay u jebiyaan khaalid binu waliid, waana dagaalkii Al-Faraad oo dhacay 12 hijriyada. Furus iyo Ruum ayaa waxay soo dagaal geliyeen 200 oo kun oo dagaal yahan si ay khaalid binu waliid u jebiyaan, balse dagaal faraha looga gubtay kadib khaalid binu waliid iyo ciidankiisa ayaa ka adkaaday ciidamadii isbaheysiga gaalada ee tirada badnaa, tirada ciidanka khaalidna waxay ahaayeen 15 kun oo askari keliya!

Wuxuu ahaa geesi mar-la-arag ah oo istiraatiijiyadda dagaalka hibo u lahaa, Ilaahay ha ka raali noqdo khaalid binu Waliid iyo intii naftooda u hurtay si diinta Islaamku dunida ugu faafto.

W/T: Mustaf Awil Hassan

10/04/2023

Waxba ku tari mayso ammaanta kuwa wax ammaanaa haddii ay kugu sheegaan wax aanad ahayn, sidoo kale waxba kaa dhimi mayso eedda kuwa wax eedeeyaa haddii ay kugu tuhmaan wax aanad ahayn. Si kasta oo uu insaanku u wanaagsan yahay, waa hubaal in uu jiro mid necebi, xataa nabiyadii Ilaahay dadku ma wada jeclayn. Si walba oo uu insaanku u xun yahay, waxa jira kuwo jecel, xataa Fircoon iyo Namruud dad baa u sacaba tumayay.

بَلِ الْإِنسَانُ عَلَىٰ نَفْسِهِ بَصِيرَةٌ

القيامة: 13

"Insaanku, naftiisa isaga ayaa u ogaan badan"

09/10/2022

Address

Kismaayo
JUBA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Halyeyada danab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share