26/07/2025
Dadka Soomaaliyeed waa dad muslim ah, leh akhlaaq, xishood iyo asturnaanta diinteenna Islaamka. Muuqaalada laga faafinayo baraha bulshada ma matalaan dadkeenna runta ah, waana in aynu si wadajir ah ugu istaagno xaq dhowrka, asturnaanta, iyo ilaalinta sharafka dadka. Hamzza Mahamoutt Samaritan Bulluukeh