26/06/2026
Allah haunaxaristo Abe shaalac oo saake ku geeriyooday degmada buula xaaji Abe shalac waxuu ahaa qof ku sumdan wanaag , naxariis iyo sidokale waxuu ahaa qof laf dhawar u ah reer buula xaaji
Maalmo kahore waxaa isla halkaas ku geeriyootay gabadhiisa maryan shaalac
Ala yaa raxma