Dhibic Studio

Dhibic Studio Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhibic Studio, Media Agency, Kismayo.

Dhibic Digital Media House is a Production Company based in Kismayo, Lower Jubba, Somalia with provides media services including Videography, Photography, Live Streaming Production, Event Management, Digital Branding, and Web Development.

Shirkada Dhibic Studio ayaa Maanta Galinkii dambe Samaysay Live-kii Ciyaartii Dhex martey Kooxaha JBC VS SOM GOD.Shirkad...
06/10/2023

Shirkada Dhibic Studio ayaa Maanta Galinkii dambe Samaysay Live-kii Ciyaartii Dhex martey Kooxaha JBC VS SOM GOD.

Shirkadu waxay si guud ugu mahad celinayasaa Ururka kubadda Cagta Jubaland iyo TV-ga Dowlada oo door muuqa ka qaatey in Maanta Tabintaas qurux badan noo baahdo.

Shirkada Dhibic waxay Macaamiisheeda ku wargalinaysaa in ay goor kasta diyaar ula tahay adeeg hufan iyo shaqo aad ku qanci doontid.

MAHADSANIDIIN.

06/10/2023

Waxaa maanta ku wada ciyaaraya kooxaha kala ah
JBC VS SGPC

06/10/2023

Koobka Super Cup-ka Ee Kismayo waxa wada dheelaya kooxaha
JBC VS SGPC

Shirkada Dhibic waxay Soo dhawaynaysaa Dhammaan kooxaha,  Ciyaartoyda iyo macalimiinta raba in laga qaado sawiro qurux b...
05/10/2023

Shirkada Dhibic waxay Soo dhawaynaysaa Dhammaan kooxaha, Ciyaartoyda iyo macalimiinta raba in laga qaado sawiro qurux badan, sidoo kale waxay gacmo furan kusoo dhawaynaysaa Taageerayaasha xiisaynaya in ay sawiro ku galaan Maaliyadaha Kooxohooda.

FG: Si Guud bahda ciyaaraha waxaan usamayn doona Qiima dhimis ay ku qanci doonaan.

Shirkada Dhibic Studio waxay Hambalyo udiraysaa Sannad guuradii 8-aad ee kasoo wareegay Markii dhidibada loo taagay Tele...
02/10/2023

Shirkada Dhibic Studio waxay Hambalyo udiraysaa Sannad guuradii 8-aad ee kasoo wareegay Markii dhidibada loo taagay Telefishinka Dowladda Jubbaland.

Jubbaland TV hambalyo

27/09/2023

Maalinta Dalxiiska Aduunka.

Warfaafinta, Hidaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska - Jubaland

07/09/2023
07/09/2023

Xafladda qalin-jabinta Dufcadii 14aad ee Jaamacadda Kismayo University Dhamaan ardayda waxaan leenahay Hambalyo

Dhibic Studio waxa ay macaamisheeda ukeentay boorarka sawirada lagu galo sida boorka maktabada ardayda qalin jabinayso i...
05/07/2023

Dhibic Studio waxa ay macaamisheeda ukeentay boorarka sawirada lagu galo sida boorka maktabada ardayda qalin jabinayso iyo kuwa kale aad uqurux badan, fadlan yaanan lagaaga hormarin ee gaar.

Waxa ay ku taala magaalada Kismaayo gaar ahaan Olympic area.
wixii faah-faahin ah ka xidhiidh
[email protected]
+252619727525
+252611572004

Waxaan dhammaan Ardeyda ogaysiinaynaa in aan ukeeney Agabkii ay kusoo bandhigi lahaayeen maalmaha qalin Jabinta Jaamacad...
22/06/2023

Waxaan dhammaan Ardeyda ogaysiinaynaa in aan ukeeney Agabkii ay kusoo bandhigi lahaayeen maalmaha qalin Jabinta Jaamacadooda.

Mudane/Marwo : Maalintaada Farxada la wadaag Saaxibadaa sawir qurux badan oo kaalay Dhibic noogu imow.

Address

Kismayo

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:00
Tuesday 07:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Friday 16:30 - 23:00
Saturday 07:00 - 23:00
Sunday 07:00 - 23:00

Telephone

+252611572004

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhibic Studio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhibic Studio:

Share

Category