Arimaha Tiktook

Arimaha Tiktook warbaahinta Galool ee madaxa banaan ugu kaalay warar iyo faalooyin dhex dhexaad ah,run ah oo ku salaysan xogta dhabta ah.

22/05/2025

Misiinka way taagtay

22/05/2025

Naagta inanka yar wadata

17/07/2024

Faalo.

Nidaamka somaliland ka jiraa waxyaabaha uu cajiibka ku yahay waxa ka mida dhammaanba wax walba oo nuxura oo siyaasaddii lahayd baa laga dhex saaray.
fasirka kaliya ee la saari karaa waa uun mashruuc qofaf gaar ahi biishadaan oo meel uu u socdaa aanu jirin.
Nidaamka noocaas ahi si aanu dad gaar ah ugu dawladdayn sida kaliya ee looga hortegi karaa waa in cid waliba ilaashato reernimadeeda iyadda ayaa ah damaanadda kaliya ee qofku haysto si uu u ilaashado jiritaankiisa.

21/06/2022

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arimaha Tiktook posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share