Jubaland Revolution MEDIA

Jubaland Revolution MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jubaland Revolution MEDIA, Media/News Company, Far janno, Kismayo.

Gundhiga khilaafka Deni iyo MadobeAhmed iyo Deni ayaa heshiis kusoo wada gaaray Nairobi heshiiskaas oo uu Deni soo calaa...
04/02/2024

Gundhiga khilaafka Deni iyo Madobe

Ahmed iyo Deni ayaa heshiis kusoo wada gaaray Nairobi heshiiskaas oo uu Deni soo calaamadeystay kuraas deegaan doorashooda aheyd Jubaland kuwaas oo Ahmed weydiistay in loo soo saaro shaqsiyaad uu is dhahaye codka ayey ku siinayaan.
Intaas kadib, Ahmed ayaa xisaab isku dhufsaday isaga oo u sheegay Deni in loo baahan yahay lacagti lagu furdaamin lahaay Odayga saxiixaha ah, iyo ergada. Halkaas waxa lagu kala qaatay lacag lagu qiyaasay $3M-$4M.

Ahmed doorashadi Waa uu qabtay, $25k oo uu ka bixiyeyis diiwaan gelinti musharaxiintaas iyo 100 ergo X $200= $20K ayaa gabi ahaanba ku baxday kursi kasta halka Deni ooga qaatay $200k kursi kasta.

Musharax Saciid Deni oo ku xisaabtamaya codadkaas iyo Ahmed oo munaafaqafiisi soo diyaarsaday ayaa Muqdisho iskuugu yimid.
Laba maalin marka doorashada ka dhiman tahay ayaa Ahmed waxuu shiriyey xildhibaanadi isaga oo u sheegay in ay xor yihiin cida ay doonaana u codeyn karaan taas oo keentay in ay kala yaacaan.

Saciid Deni ayaa ogaaday in Ahmed uu qiyaanay codadki uu ku xisaabtamayayna u kala qeybiyey musharaxiinta kale inta aan ka eheen sheikh Sharif oo si uu u aragsanaa.

Ahmed oo kisktiisa soo qaatay ayaa Nairobi dib ugu laabtay guri ayuuna kaga iibsaday xaafada tijaarta ee KAREN, gurigaas oo mar dhexe hadana dib usii iibiyey kadib xiriirki Kenya uu la lahaa oo xumaaday.

DENI WAA DHACAN YAHAY😎

MUSUQ KA SHAQAALAYNTA JUBALAND OO OODAHA JABSADAYWasaarada maaliyada Jubbaland ayaa si qarsoodi ah loogu qorayaa Shaqaal...
28/01/2023

MUSUQ KA SHAQAALAYNTA JUBALAND OO OODAHA JABSADAY

Wasaarada maaliyada Jubbaland ayaa si qarsoodi ah loogu qorayaa Shaqaale aan la xayaysiin, sharciga loo marin , qaab dhismeedka wasaarada ku jirin, qabiil ahaan u kala qaybsadeen Gudoomiye Siyaad iyo wasiir Xuseen.
Shaqaalihii la sheegay in la qaatay 3 asbuuc ka hor oo musuqa ka dhacay aan qorma kale uga hadli doono, waxaa jiray loolan adag oo dhax maray laba kooxood oo isku hayay Jagada QASNAJIGA Wasaarada Maaliyada.

Kooxda koowaad waxaa hogaaminayay Wasiirka Maaliyada Jubbaland waxaana la jiray Gduumiye SIYAAD CARAYS oo qaatay Lacag la iigu sheegay $5,000 waxayna Jagadaas la rabeen Wiil lagu magacaabo MUBAARAK XAREED oo hada shaqaale hoose ( CLARK) ka ah wasaarada maaliyada hayb ahaana JUFO hoosaad yihiin Wasiirka Wasaarada maaliyada Jubbaland halka SIYAAD lacag laaluulsh lagu siiyay soo saarista wiilkaas

Kooxda ka soo horjeeday waxay ahayd madaxtooyada oo jagada la rabtay ninka hada qaatay ee lagu magacaabo ABDIRASHID FARATOON, hardanka labada kooxood ayaa keenay in shaqadu hakad gasho mudo 3 bilood ah ugu danbayna Madaxtooyadu ka itaal roonaato damicii KOOXDA WASIIR XUSEEN iyo laaluushkii uu qaatay SIYAAD.

Guul daradii ka dib waxaa dib shir u galay 3 nin oo kala ah
1. Wasiirka maaliyada Jubbaland XUSEEN
2. Gudoomiyaha shaqaalaha SIYAAS CARAYS.
3. FAISAL MUDEY oo ah madaxa Deeqaha dibada W/Maaliyada , gacantana ku haya mashruuca shaqaalaha laga qoro RCRFIII ee BAANKA ADUUNKU bixiyo lacagtiisa. FAISAL sidoo kale waxay JUFO hoose yihiin Wasiir Xuseen.

Waxaa laga dooday sidii MUBAARAK loogu samayn lahaa shaqo u dhiganta tii madaxtooyadu ka fara maroojisay.

FAISAL MUDEY ayaa keenay fursad miisaaniyadeed oo laga heli karo madax ay dhawaan waaxdiisu ka guurtay , ka dib markii mashruuc kale loo wareejiyay mushaarka waaxda deeqaha dibada, waxaana gunaanadkii laysku raacay.
1. In MUBAARAK loo abuuro waax aan horay u jirin oo la yiraahdo DEYMAHA, agaasimana looga dhigo isaga
2. In ilaa 4 qof oo kale oo miisaaniyad loo helayo ay kala qaybsadaan 3-da nin , laba Wasiirku keensado, hal SIYAAD keensado, halna FAISAL keensado, hoosna loo qorto.
3. Waxay ka dhigantahay in Jufo-da wasiirka loo qoondeeyay 4 saqaale ee waaxda musuqa lagu abuurayo , qarsoodigana lagu qorayo, halka ninka la isticmaalayo SIYAAD la siiyay hal Qof iyo lacag tira badan si uu shaqadaan u qabto.

Howshaas waa la guda galay, waxaana hada gacanta lagu hayaa.
- in la badalo qaab dhismeedka wasaarada maaliyada oo lagu soo daro waaxda wiilka loo abuurayo.
- in la been abuuro Dukumints ka BAANKA ADUUNKA yaqaan ee shaqaalaha lagu qoro, TUSAALE waxaa la abuuri doonaa LINKS xayaysiis been abuur ah oo lacag lagu siin warbaahinta Gudaha, waxaa la samayn emaillo fara badan , magacyo dad aan jirin , waxaa la samayn shaqa codsiyo been ah oo la isticmaalayo magacayadii iyo email-dii la sameeyay, waxaa la diyaarin wax u eg short list la sameeyay, panel aan jirin iyo ugu danbayn xulasho lagu soo saarayo shaqsiyaadka aan idiin sheegay.

Lacagta la musuqayo waxaa leh BAANKA ADUUNKA oo ugu tala galay inay shaqa abuur iyo dowlad dhiska Jubaland loo isticmaalo, waxaana jira hab-raac loogu tala galay oo sida muuqata warqadaha uun ku qoran.

Waxaan daba joognaa magacyada 5 qof ee la rabo in shaqada la siiyo marka laga reebo wiilka dartii hawsha dhan loo qabanayo, waxaana samayn doonaa cadaymo aan la wadaaji doono WORLD BANK iyo hay’adaha hanti dhowrka qaranka iyo kuwa Jubbaland si loo hor istaago dhaca cad ee shuraakada ku yihiin SIYAAD CARAYS iyo XUSEEN.

Fisha qormooyin kale oo gudaha ka soo warbixisa.
H.E Ahmed Mohamed Islaam
Jubbaland TV
World Bank

Wiilkaasi kooxyar oo Afduubatay Sports-kii Kismaayo ayaa Ciishay iyaga oo u diiday inuu xirfadiisa Muujiyo dhan walba ay...
15/10/2022

Wiilkaasi kooxyar oo Afduubatay Sports-kii Kismaayo ayaa Ciishay iyaga oo u diiday inuu xirfadiisa Muujiyo dhan walba ayay kala dirireen ilaa Koonfur Galbeed iyo Muqdisho kaga dabatagaan balse waakan maanta Gobol iyo degmo wax ka qiima badan oo Qaran ah Guul gaarsiiyay

Timo Jillica Xukuma Sport’s Kismaayo maanta Qomaamo ayuu ka joogaa Cunsuriyadii iyo niyad jabkii uu ninkaasi yar u geystay

Hambalyo Abdihafid Qaran ayaad wax kutahay Maamul Dureed iyo dhiiqadooda isaga carar

Congratulations SOMALIA U-17 TEAM for winning the U-17 AFCON final against South Sudan held in Eithiopia.Somalia beat Ei...
15/10/2022

Congratulations SOMALIA U-17 TEAM for winning the U-17 AFCON final against South Sudan held in Eithiopia.
Somalia beat Eithiopia ,Uganda in the group stages and South Sudan in the Final game. Congratulations.!!!🎉🎊🍾

14/10/2022

Kaligii cunow, Kaligaa celceli
H.E Ahmed Mohamed Islaam

Jubaland maloo siman yahay?Hadii aan wax ka xusna magacaabistii u dambaysay Ee degmada dhoobley iyo beelaha ay kasoo jee...
13/10/2022

Jubaland maloo siman yahay?

Hadii aan wax ka xusna magacaabistii u dambaysay Ee degmada dhoobley iyo beelaha ay kasoo jeedan raga lamagacaabay waxay ahayd sidan hoos ku xusan.

1.Taliyaha Amniga: Mohamud haybe Ree cabdile aadan khayr.

2. Maaliyada Haybe ree cabdile cali wanaag

3.Gudoomiyaha Degmada Ree cabdule Gulled khalaf

4.Opertionka Erporka Nuur Cabdi Shaafi Ree cabdile maalin guur

5. Abdifatah ahmednor Agaasimaha isbitalka dhoobley Ree cabdile maalinguur

6.Taliyaha ciidanka xooga SNA Gaacuur Ree cabdule amaadin

Dhamaan ragani waa magacaabistii u damhagsay ee ahmed madoobe amray in la geeyo waana xasan dheere dhamantood

Address

Far Janno
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubaland Revolution MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share