Shakra Voicer

Shakra Voicer Bilicda Dalka

06/08/2026

“Maxay Kismaayo caan ku tahay?”

01/08/2026

Kismaayo waa hooyada kubbadda cagta, Hadalkaas ma run baa?
Kaalay, muuqaalkan daawo oo adiga ayaa ogaanaya!

23/07/2026

Kismaayo Waa Socotaa, Hormarkuna Waa Muuqdaa!

19/07/2026

Kismaayo iyo amnigu waa laba aan kala maarmin, waana tiirka horumarka iyo nabadda bulshada.

14/07/2026

Subaxdii Horre iyo Kismaayo.

14/07/2026

Waa sidee xaaladda amni ee xilliyada habeenkii ee magaalada Kismaayo?

10/07/2026

Jacayl buu u waashay, maalin walbana waddooyinka ayuu qashinka ka aruuriyaa, isagoo qalbigiisa ku sidda xanuun iyo xusuus aan dhammaanayn.

Dadku way eegaan, balse ma oga sheekada qiiro leh ee ka dambaysa.

04/07/2026

WAR DEG-DEG AH

Taliye Ku-xigeenka Hoggaanka Nabadgelyada Waddooyinka (Taraafikada), Nasrudiin Xasan Macallin Badal, ayaa fariin adag u diray dhammaan darawallada iyo isticmaalayaasha waddooyinka.

Taliyuhu wuxuu ku boorriyey in si buuxda loo ilaaliyo shuruucda iyo xeerarka waddooyinka, si loo yareeyo shilalka gaadiidka loona badbaadiyo nafta iyo hantida shacabka.

"Badbaadada waddooyinku waa masuuliyad wada saaran qof kasta.

U hoggaansanaanta shuruucda taraafikadu waxay badbaadin kartaa nolosha dad badan."

Ilaali sharciga waddooyinka, badbaadi naftaada iyo tan dadka kale.

04/07/2026

Taliyaha Ciidanka Baanbeyda (Band Musi) Jubbaland Gaashaanle Sare Ciise Axmed

03/07/2026

Isku-filnaansho iyo waxqabad dhab ah oo muuqda Horaa Loosoconaa. Mahadsanid, Guddoomiye Axmed Qaldaan

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shakra Voicer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category