Jubbaland State TV

Jubbaland State TV Television-ka Dowlad goboleedka Jubbaland "Waa isku xiraha bulshada Soomaaliyeed"

04/04/2026

Dab Xoogan oo Habeenimadii xalay Ka Kacay Deegaanka Diif, Saameynna Ku Yeeshay Bulshada Deegaanka.

03/04/2026

Wasaaradda Gargaarka Jubbaland ayaa deegaanka Kolbiyow deeq raashiin ah ugu qaybisay 800 qoys oo ah dadka danyarta ah.

02/04/2026

Wasiirka Gargaarka Jubbaland oo Goobjoog ka Noqday Qaybinta Raashiinka Dadka Danyarta ah Degaanka Kulbiyoow.

02/04/2026

Wariyayaal iyo Shacab oo Ka Soo Horjeestay Xariga Wariye Cabdi Xafiid.

02/04/2026

Sahan Health Institute oo Buuxiyay Baahiyaha Caafimaad ee Bulshada Degmada Kismaayo.

Warbixin: Howlgalka Baaxadda Leh ee Ciidanka Booliska Degmada Dhoobley
02/04/2026

Warbixin: Howlgalka Baaxadda Leh ee Ciidanka Booliska Degmada Dhoobley

Daawo Ciidanka Booliska degmada Dhoobley oo fuliyey howlgal lagu xaqiijinayo amniga gaadiidka iyo badqabka shacabka Jubbada Hoose. Baro ujeeddooyinka howlgalkan.

02/04/2026

Kulan Ballaaran oo Taageero loogu Muujiyay Dowladda Jubbaland ayaa lagu qabtay Kismaayo.

02/04/2026

Ciidanka Booliska Dhoobley oo howlgal Baariytaan ah ku Sameeyay Gaadiidka Gudaha Magaalada.

31/03/2026

Shacabkii Muqdisho oo si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay ee DFS ku qaadday Baydhabo

Booliska Jubbaland oo loo soo Xiray Tababar ku Saabsan Badbaadada Haweenka iyo Carruurta
31/03/2026

Booliska Jubbaland oo loo soo Xiray Tababar ku Saabsan Badbaadada Haweenka iyo Carruurta

Wasaaradda Amniga Jubbaland ayaa Kismaayo tababar ugu soo xirtay booliska Jubada Hoose si loo kordhiyo aqoonta tacadiyada haweenka iyo carruurta.

Warbixinta Gargaarka Raashin ee Degmada Dhoobley
31/03/2026

Warbixinta Gargaarka Raashin ee Degmada Dhoobley

Wasiirada Gargaarka iyo Biyaha Jubbaland ayaa deeq raashin ah oo ay bixisay UAE gaarsiiyay 1,000 qoys oo ku barakacay abaarta ka jirta degmada Dhoobley. Akhriso faahfaahinta.

31/03/2026

Wasaaradda Gargaarka Jubbaland Oo Raashin Gargaar Ah Ka Qaybisay Degmada Dhoobley

Address

Kismayo-Somalia
Kismayo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubbaland State TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jubbaland State TV:

Share

Category