Kismayo Post

Kismayo Post Kismayo Media is an independent Media and digital publishing organization based in Kismayo, Somalia.

Deg Deg: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda soo gaaray magaalada Kismaayo.
01/03/2023

Deg Deg: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda soo gaaray magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa Jabuuti Ismaaci Cumar Geelle ayaa xarigga ka ja...
29/12/2022

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo dhiggiisa Jabuuti Ismaaci Cumar Geelle ayaa xarigga ka jaray Akadeemiye-goboleedka Af Soomaaliga oo xarunteeda laga hirgeliyey magaalada Muqdisho.

10/02/2022

Madaxweynaha Jubbaland muxuu ka yiri doorashada kuraasta Gobolka Gedo - hadal h**e.

Follow Kismayo Post

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Jubbaland ee sugaya amniga madaxwayne Axmed Maxamed Islaam ayaa goor dhawayd u d...
09/07/2020

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Jubbaland ee sugaya amniga madaxwayne Axmed Maxamed Islaam ayaa goor dhawayd u duulay magaalada Dhuusamareeb oo lagu wado in uu maanta ka furmo shirka dowlad goboleedyada dalka.

Bilicda xeebta Kismaayo.
13/06/2020

Bilicda xeebta Kismaayo.

09/06/2020

Madaxweynihii dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa geeriyooday sida dawladda dalkaasi ku dhawaaqday wadnaha ayaa istaagay, balse ilo-wareedyo kale ayaa sheegaya in uu u dhintay COVID19.

Xaaskiisa ayaa ku sugan haatan magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo la tacaalaysa xanuunka COVID19.

05/06/2020

Fanaankii waynaa, Cabdi Tahliil Warsame ayaa ku geeryooday magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, marxuumka ayaa 10-kii sanno ee la soo dhaafay sariir saarnaa, mana jirin cid daryeel buuxa u fididay mudadaas dheer ee uu xanuunsanayay.

Eebbe ha u naxariisto.

03/06/2020

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in horaanta todobaadka soo socda si rasmi ah ay u furmi doonaan howlihii duulimaad ee Dalka. SONNA

Hasha sidan ah maxaad u taqaan Sheeg haddaad garato.Follow us Kismayo Post
31/05/2020

Hasha sidan ah maxaad u taqaan Sheeg haddaad garato.

Follow us Kismayo Post

Madaxweynaha Jubbaland oo labo beelood ku heshiisiiyay Kismaayo.Follow us Kismayo Post
31/05/2020

Madaxweynaha Jubbaland oo labo beelood ku heshiisiiyay Kismaayo.

Follow us Kismayo Post

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmad Maxamad Islaam ayaa ka qaybgalay Shirka dib u heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee k...
31/05/2020

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmad Maxamad Islaam ayaa ka qaybgalay Shirka dib u heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee ku diriray deegaannada Jubbada Hoose.

Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Dawlad Goboleedka Jubbaland wuxuu u jeedkiisu yahay in si k**a dambays ah loo soo af-meero colaaddan soo laalaabatay.

Follow us Kismayo Post

Kismaayo ❤ saarGaalkacyo 😮saarLabada Sawir waa duleedka Magaalooyinka Kismaayo iyo Gaalkacyo, waxaana ay gudbinayaan Qur...
30/05/2020

Kismaayo ❤ saar
Gaalkacyo 😮saar

Labada Sawir waa duleedka Magaalooyinka Kismaayo iyo Gaalkacyo, waxaana ay gudbinayaan Quruxda iyo Nabada Dalka.🇸🇴

👉Follow us Kismayo Post

Address

Kismayo

Telephone

+252610754709

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kismayo Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share