Kismayo Media Group -KMG

Kismayo Media Group -KMG Kismayo Media Group Waa shirkad warbaahineed taas oo gaar loo leeyahay, Waxay kuso gudbineysaa Macliumaad iyo Xogo Sugan.

Cajiib.
22/04/2025

Cajiib.

43K likes, 589 comments. “الناس للناس ما دام الوفاء بهم الله”

28/10/2024

Musuq Maasuq weli malagugu sameyay.

01/07/2022

Barnaamij Tv ka baxayey oo tabarucaadda lagu uruuriyo ayuu weriyihii dad weynaha u soo bandhigay xaaladda bukaan u baahan in lagu sameeyo qaliin 150 kun oo dollar ku baxayso, bukaanka ma awoodi karin inuu lacagtaas iska bixiyo.

Weriyihii wuxuu bilaabay inuu ka jawaabo wicitaanada dadka raba inay wax baxsadaan.

Dadka soo wacay waxaa ka mid ahaa wiil lagu magacaabo Maxamed kaasoo sheegay inuu bukaanka ku tabarucay Lacag 2$ ah.
Weriyihii ayaa yiri: Ma 2$ doolar oo keliya?
Wuxuu ku jawaabay: Anigu baagamundo ayaan ahay oo ma shaqeeyo Labadaas dollar ayaa aheyd hantida keliya ee maanta aan haystay, waxaanan jecleystay inaan sadaqeysto!

Qofkii ku xigay ee barnaamijka soo wacay wuxuu Sadaqeystay 8 Kun oo dollar wuxuuna yiri 4 kun bukaanka ayaa leh, 4 kunna Wiilkii Labada dollar bixiyey hala siiyo.

Mid kale ayaa isna baxsaday 10 kun oo dollar wuxuuna yiri 5 kun bukaanka ayaa leh 5 kunna wiilkii labada dollar baxsaday.

Sidaa ayey ku socotay oo qof walba oo lacag baxsaday wuxuu u kala qeybiyey bukaanka iyo wiilkii labada dollar baxsaday.

Dhammaadkii barnaamijka markii la gaaray lacagtii bukaanka qaliinka loogu sameyn lahaa wey dhameystirantay, Wiilkii labada dollar sadaqeystayna lacag 50 kun oo dollar ku dhaw ayuu helay.

Barnaamij kale ayaa wiilkii lagu casuumay si Lacagtii uu helay loogu wareejiyo, wareysina looga qaado, intuu barnaamijku socday waxaa Tv-ga soo wacay Tobanaan shirkadood oo raba Inay wiilka shaqo siiyaan.

Dulucda sheekadan waxay tahay:

Haddii aad wax sadaqeysato ILAAHAY wuxuu kuugu badalayaa wax ka kheyr badan, wuxuuna wax kaa irsaaqayaa meel aadan fileynin. Nabigu (SC) wuxuu yiri:
ما نقصت صدقة من مال
Oo macnaheedu yahay sadaqo maal ma yareyso.

W/T: Mustaf Awil Hassan

23/06/2022

Ra’iisul wasaaraha magacaaban Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa caawa booqasho ugu tagay madaxwaynihii h**e ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u rajeeyay Ra’iisul wasaaraha in uu Rabbi u fududeeyo masuuliyadda Qaran ee uu dalka iyo dadkaba u hayo.

Hambalyo Raisalwasaare Xamse Cabdi Barre. Allaha kugu asturo xilka aad qaaday. ❤️Follow page 👍Like page✍️Comment🤳 Share
15/06/2022

Hambalyo Raisalwasaare Xamse Cabdi Barre.

Allaha kugu asturo xilka aad qaaday.

❤️Follow page
👍Like page
✍️Comment
🤳 Share

iskuday inaad garato magaladani halkay kutaal.?❤️Follow page 👍Like page✍️Comment🤳 Share
01/06/2022

iskuday inaad garato magaladani halkay kutaal.?

❤️Follow page
👍Like page
✍️Comment
🤳 Share

01/06/2022

Asc, Maalin wanaagsan Asxaabta.

Asc, Asxaabta Ku xiran pagekan jumca kariim.
27/05/2022

Asc, Asxaabta Ku xiran pagekan jumca kariim.

Taageero ma utahay Cabdiraxman cabdishakuur Warsame?
13/05/2022

Taageero ma utahay Cabdiraxman cabdishakuur Warsame?

11/05/2022

Yaxye Sadiiq oo Ka waramaya Qisada Ku gedaaman asaga iyo Qur'aan Ka .
Masha Allah Masha Allah kabogasho wacan wiilkan codka macaan Ku farax oo asxaabtada lawadaag.

❤️Follow page
👍Like page
✍️Comment
🤳 Share

Address

Kismayo

Telephone

+252907664391

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kismayo Media Group -KMG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kismayo Media Group -KMG:

Share