Somali BusinessTv

Somali BusinessTv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali BusinessTv, TV Channel, farjano, Kismayo.

BusinessTv :- Ganacsi Tv Waa Hormarinta Ganacsiga Tayo Leh oo Xayeysiinta Iibka istiraatiijiyadda suuqgeynta, Cilmi-baarista Suuqa, Aqoonsiga summadda (branding)

🎉 Daahfurka Kismayo Adult School 🎓Waxaa si rasmi ah Magaalada Kismayo looga furey Kismayo Adult School, oo ah fursad wax...
02/04/2026

🎉 Daahfurka Kismayo Adult School 🎓

Waxaa si rasmi ah Magaalada Kismayo looga furey Kismayo Adult School, oo ah fursad waxbarasho oo cusub oo loogu talagalay dadka waa Weyn iyo dhammaan Bulshada Kismaayo ku nool.
Haddii aad rabto inaad hormariso Aqoontaada iyo xirfadahaaga, hadda waa waqtigii saxda ahaa! 📚✨

🎯 Mustaqbalkaaga maanta bilow!

📞 0618583770 / 0614848429

Ku soo biir oo ka faa’iideyso fursadahan waxbarasho!





__________________________________________

🎉 Launch of Kismayo Adult School 🎓

Kismayo Adult School has been officially opened in the city of Kismayo, offering a new educational opportunity for adults and the entire community living in Kismayo.

If you want to improve your knowledge and skills, now is the right time! 📚✨

🎯 Start your future today!
📞 0618583770 / 0614848429

Join us and take advantage of these educational opportunities!


22/12/2025

WACYIGELINTA: Gooryaanka iyo Dhibaatada uu ku hayo Carruurta Soomaaliyeed

Gooryaanku waa caqabadda caafimaad ee si weyn u saameysa carruurta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa aan helin nadaafad ku filan iyo daryeel caafimaad oo joogto ah. Waalidinta iyo bulshada waxaa looga baahan yahay in ay ka hortagaan, si loo yareeyo khatarta caafimaad ee uu ku leeyahay koritaanka, miisaanka, iyo waxbarashada caruurta.

Naallo Hospital waxa ay diyaar kugu ah:

✔️ Baaritaanka gooryaanka
✔️ Daaweynta iyo talo-bixinta caafimaad
✔️ Wacyigelin ku saabsan nadaafadda iyo ka hortagga

Carruurteennu waa mustaqbalkeena — aan ilaashanno caafimaadkooda.






_______________________________________________

⚠️ AWARENESS: Worm Infections and Their Impact on Somali Children

Worm infections are a health challenge that greatly affects Somali children, especially those who lack adequate hygiene and regular healthcare. Parents and the community are encouraged to take preventive measures to reduce the health risks that affect children’s growth, weight, and education.

Naallo Hospital is ready to support you with:

✔️ Worm screening and testing
✔️ Treatment and medical advice
✔️ Awareness on hygiene and prevention

Our children are our future — let’s protect their health.




20/12/2025

🇨🇳🇸🇴 Bandhigga Maalgashiga & Ganacsiga Soomaaliya–Shiinaha:-

Waxaan si weyn u bogaadinaynaa Bandhigga Maalgashiga iyo Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Waa madal muhiim ah oo kor u qaadaysa iskaashiga dhaqaale, fursadaha maalgashi, iyo xoojinta xiriirka labada dal.

Bandhiggani wuxuu ganacsiyada Soomaaliyeed u saamaxayaa inay helaan suuqyo cusub, tignoolajiyad casri ah, iyo fursado ganacsi—isagoo dhabaha u xaaraya koritaan waara iyo horumar labada dhinacba waxtar u leh.

📌 Meelaha Diiradda la Saarayo: ✔ Kaabayaasha Dhaqaalaha & Dhismaha ✔ Tignoolajiyada & Hal-abuurka Dijital ah ✔ Beeraha & Kalluumeysiga ✔ Waxbarashada & Horumarinta Xirfadaha ✔ Suuqyada Wax dhoofinta & Wax soo dejinta

🤝 Waxaan xoojineynaa iskaashiga si loo gaaro mustaqbal barwaaqo ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.

Soomaaliya waxay u diyaarsan tahay ganacsi, Shiinuhuna waa saaxiibka ugu weyn ee dhinaca horumarka! 📈🚀






________________________________________________

🇨🇳🇸🇴 Somalia–China Investment & Trade Expo:

We highly commend the Somalia–China Investment and Trade Expo. It is an important platform that promotes economic cooperation, investment opportunities, and strengthens the relationship between the two countries.

This expo enables Somali businesses to access new markets, modern technology, and business opportunities—paving the way for sustainable growth and mutually beneficial development.

📌 Key Focus Areas:
✔ Infrastructure & Construction
✔ Technology & Digital Innovation
✔ Agriculture & Fisheries
✔ Education & Skills Development
✔ Export & Import Markets

🤝 We strengthen cooperation to achieve a prosperous future between Somalia and China.

Somalia is ready for business, and China is a major partner in development! 📈🚀




14/12/2025

🐄 Abaarta Xoolaha iyo Saameynta ay ku Leedahay Ganacsiga Kismaayo

Abaarta soo noqnoqota ee ka dhacda gobolka Jubbada Hoose iyo deegaanada ku dhow Kismaayo ayaa si toos ah u saameyneysa xoolaha iyo ganacsiga ku tiirsan. Xoolo-dhaqatada iyo ganacsatada xoolaha waxay wajahaan khasaare ba’an oo ka dhashay biyo-la’aan, daaq yaraansho, iyo cudurro ku fida xoolaha daciifay.

Saameynta Ganacsi:

✔️ Hoos u dhac ku yimaada tayada iyo tirada xoolaha
✔️ Iibka xoolaha oo yaraada iyo sicir-kac ku yimaada suuqyada
✔️ Dakhli beeleed oo ku dhaca ganacsatada, beeraleyda, iyo qoysaska ku tiirsan xoolaha

Sababaha Ugu Waaweyn:

🌾 Roobab la’aan iyo isbeddel cimilo
💧 Kaabeyaasha biyo iyo daaq oo liita
🛠 Taageero farsamo iyo dhaqaale oo xaddidan

Xalka Loo Baahan Yahay:

💦 Maalgashi lagu sameeyo ceelal, berkado, iyo biyo-keydin
💉 Adeegyo caafimaad oo xoolaha ah iyo tallaallo joogto ah
📈 Qorshayaal ganacsi oo adkeysi leh si loo ilaaliyo suuqa xoolaha Kismaayo

Ilaalinta xoolaha = Ilaalinta dhaqaalaha iyo nolol-maalmeedka bulshada Kismaayo iyo Jubbada Hoose.

La wadaag si wacyigelin loo abuuro loona helo xalal waara.





05/12/2025

Liima Collections – Modern Turkish Fashion 🇹🇷✨

Liima Collections waa goobta aad ka heli doonto dhar casri ah oo Turkish ah, tayo sare leh, kana duwan kuwa caadiga ah. Waxaan kuu haynaa:

👕 Dharka ragga
👗 Dhar casri ah oo dumar ah
🧒 Dharka caruurta dhammaan da’da

Nala soo booqo:

📍 Xafada Calanley, Kismayo – Somalia

Waxaad ka heli doontaa adeeg wanaagsan, qiimo macquul ah, iyo dhar cusub maalin walba la keeno.

Kala Soo Xariir:

📞 +252 61 1578847

📱 Ku soo dhawoow Liima Collections – Kismayo

📺 Business TV – Ganacsi TV :- Business TV Waa Madal warbaahineed oo heer sare ah, u heellan dhiirrigelinta hal-abuurka g...
01/12/2025

📺 Business TV – Ganacsi TV :-

Business TV Waa Madal warbaahineed oo heer sare ah, u heellan dhiirrigelinta hal-abuurka ganacsi, soo bandhigista fursadaha maalgashi, iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya.
Waxaan iftiiminaa sheekooyinka guusha ee ganacsatada Soomaaliyeed , isla markaana abuureynaa meel lagu wadaago aqoon, hal-abuur, iyo horumar waara.

🎯 Hadafkeenna: “Xoojinta Ganacsatada Soomaaliyeed”

Inaan xoojino codka ganacsatada Soomaaliyeed, korna u qaadno dhaqaalaha gudaha, isla markaana aan abuurno shabakad ganacsi oo waara iyo iskaashi miro dhal ah.

📌 Waxaan Kuu Soo Bandhigaynaa:

💼 Fursado ganacsi oo la hubo iyo maalgashi la taaban karo
🎙️ Wareysiyo xiiso leh oo lala yeesho ganacsatada guuleystay
📊 Aragtiyo iyo talooyin ku saabsan suuq-geynta, maamulka ganacsiga, iyo hal-abuurka
🚀 Barnaamijyo tababar iyo wacyigelin dhalinyaro
🌍 Isku-xir maalgashadeyaal gudaha & dibadda ah

📞 Nala Soo Xiriir:

📱 WhatsApp: 0618583770 / 0614848429
✉️ Email: [email protected]

🚀 Ku Soo Biir Business TV – Ganacsi TV

Codka Ganacsatada Soomaaliyeed iyo Hal-abuurka Mustaqbalka!








27/11/2025

🏥 NAALLO HOSPITAL – Caafimaadkaaga, Mudnaanta Koowaad

Adeeg La Aamini Karo. Daryeel Qalbi Furan.

Naallo Hospital wuxuu bulshada Kismaayo iyo hareeraheeda u fududeeyaa helitaanka daryeel caafimaad oo tayo sare leh, la awoodi karo, oo ku habboon qof walba.

Adeegyada Aan Bixino

✔️ Dhakhtarka & Daryeelka Carruurta (Pediatrics)
✔️ Cudurrada Haweenka (Obstetrics & Gynecology)
✔️ Dhalmada & Baxnaaninta Hooyada iyo Dhallaanka
✔️ Qalliimada Degdega ah, oo ay ka mid yihiin:
• C-section
• Ectopic Pregnancy
• Uterine Rupture
• PPH (Postpartum Hemorrhage)
• Ovarian Torsion
✔️ Bukaan Socod & Bukaan Jiif
✔️ Shaybaar Casri ah (Heer Caalami)
✔️ Supplements Nafaqo-kabe (UK, US, Kenya, Masar) loogu talagalay dadka qaba vitamin-yarida & macdan-hoos u dhaca, iyadoo la adeegsanayo baaris casri ah oo go’aamiya baahida jirka.
✔️ Ultrasound, X-ray, ECG
✔️ Talalka Cagaarshowga – Noocyada A, B, C
✔️ Baaritaanka Kelyaha (RFT) & Beerka (LFT)
✔️ Daaweynta Dhagxaanta Xamaytida & Kelyaha (Lithotripsy)
✔️ Farmashi Casri ah oo ammaan iyo hufnaan leh

Dhakhaatiirta & Shaqaalaha Heeganka ah

🎯 Emergency & Cudurrada Guud: Dr. Sacdiya Sheikh
🎯 Cudurrada Haweenka & Qalliimada: Dr. Abdisamad Ahmed
🎯 Dhalmada & Baxnaaninta Hooyada iyo Dhallaanka: Dr. Abshira Xasan – Umuliso Khabiir ah

Maxaa Naallo Hospital Ka Dhigaya Doorka Koowaad?

✔️ Dhakhaatiir & kalkaaliyaal khibrad sare leh
✔️ Shaqaale heegan ah oo bulshada u adeegaya
✔️ Adeeg Degdeg (24/7 Emergency Service)
✔️ Nadiif, ammaan, adeeg hufan
✔️ Qiime la awoodi karo

📅 Taariikhda Furitaanka

Naallo Hospital si rasmi ah ayaa loo furay December 2023.

📍 Goobta Isbitaalka

Kismaayo – Fanole
Waxa uu ku yaalaa kasoo horjeedka Rugta Ganacsiga ee JCCI iyo agagaarka Hotel Agan – meel si fudud loo heli karo oo ku habboon bulshada.

📞 Xiriirka & Macluumaad dheeri ah

+252 618 351 860
+252 617 594 480

Address

Farjano
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali BusinessTv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category