M daalo Media

M daalo Media M daalo Media kala soco xog sugan, Dhacdooyinka dalka iyo dunidaba. Fallow inaad inoo dhahdo waa inoo muhiim.

21/08/2025

Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dhagax dhigay saddex wado oo laami ah, kuwaas laga dhisayo Xaafadaha Via Afmadow, Kibooro iyo Calanleey.

20/08/2025

Ugu dambayn maanta ayaa la toogtay.

20/08/2025

Siyaasiyinta Iyo Bulshada rayidka ee jubbaland ayaa si cad ugu soo horjeesta dulmiga Xasan iyo Xamse ay ku hayaan Dawlad Jubbaland.

07/08/2025
14/07/2025

Wax qabanka Taliyaha Qaybta Booliska G-Jubbada hoose Sadik Mohamud Dhogor waa itus oo itaabsii.

Ilmo gadaal ka gaar gurigee ku dumay.

22/05/2025

Madaxwaynaha Dalka ee 2026.

21/05/2025

Daawo Khawaariijtii oo gododkoodii loogu tagay.

20/05/2025

Hadalba waa intaa uu yiri Wasiir dhaay.

12/05/2025

Tan anaa leh Xasan waraaboow maalin wacan.

Sayidka Ahmed Mohamed Islaam.

25/04/2025

Wiilkii yaraa Xayaysiin buu naf karaadiyay😂 😂Xafiiskii marxuumka in Qarash la’aan baahsan ay ka jirto buu cadaynaayaa Muuqaalkaan.

17/04/2025

Mid reer Laascaanood ah markii noo ducee la dhaho😂😂😂

Address

Kalkaal Street
Kismayo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when M daalo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to M daalo Media:

Share