Rays News Television

Rays News Television RAYS NEWS TELEVISION [RNT24]
WAA ISHA WARARKA SOOMAALIDA

20/12/2024

Muxaadaro Sheekh Maxamed Cabdi Umal

19/12/2024

Haka quusan raxmada alle .
Sheekh Mustafa Xaaji ismaaciil haaruun

19/12/2024

Qisooyin Cajiib ah Sheekh Xussen Jabuuti

19/12/2024
19/12/2024

Odayaal kasoo Jeeda Magaalada gaarisa ayaa taageero u muujiyay Axmed Madoobe

19/12/2024

Gudoomiyaha Gobalka Gedo Cabdullahi Shimbir ayaa sheegay in gobalka Gedo ay ka jiraan Baahiyo Badan sidaas darteedna ay diyaar u yihiin ......

19/12/2024

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Munaasaba lagu daahfurayay Mushruuca Hindisaha Caasimada Muqdishada Cusub

19/12/2024

Wasiirka amniga gudaha Xukuumada Federalka Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Ismaamciil fartaag iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray Magalada garbahaareey Ee gobalka Gedo

Ra'iisul wasaraha Xukuumada Soomaaliya Xamsa Cabdi bare ayaa gaaray Malagaalada baydhaba Ee xarunta Kumeel gaar ah Ee Ma...
19/12/2024

Ra'iisul wasaraha Xukuumada Soomaaliya Xamsa Cabdi bare ayaa gaaray Malagaalada baydhaba Ee xarunta Kumeel gaar ah Ee Maamulka Koonfur Galbeed waxana Ra'iisul wasaare Xamza soo dhaweeyay Madaxa KGS Cabdicasiis Lafta gareen

19/12/2024

Ciidamada Dowlada Fedaralka Soomaaliya Ee Maanta la geeyay Degmada Garbahaarey

Dowlada Fedaralka Soomaaliya ayaa Ciidamo ka dejisay Magaalada Garbaahareey Ee Caasimada Gobalka Gedo . Dhawaan ayeey ah...
19/12/2024

Dowlada Fedaralka Soomaaliya ayaa Ciidamo ka dejisay Magaalada Garbaahareey Ee Caasimada Gobalka Gedo . Dhawaan ayeey ahayd markii DFS ciidamo xoog leh geesay Degaanka raaskaambooni halkaas oo ay dagaalo qarar kula galeen Ciidanka Jubbaland , waxay u muuqataa in dowalda fedaralka Soomaaliya mar kale isku dayeeyso in ay Maamulka Jubbaland awood ciidan u adeegsato .

19/12/2024

Laanta afsoomaaliga Ee BBC ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur .

Address

Kismayo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rays News Television posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rays News Television:

Share