Baalgude News Media

Baalgude News Media Official page Baalgude News Media, BNM Is A Digital Television based in Kismayo Somalia, Providing up-to date News Coverage.

14/09/2026

Role Model Aadan Kismaayo Salute Macalin🔥

Abdi Ali Amas Ayaa loo Magacaabay  taliye xigeenka ururka 162,aad gutada 16,aad danab (jubaland)
14/09/2026

Abdi Ali Amas Ayaa loo Magacaabay taliye xigeenka ururka 162,aad gutada 16,aad danab (jubaland)

14/09/2026

Reer baadiyaal.

14/09/2026

Gafuur Koombe

13/09/2026

Arman Boi Naqshadeeye Iyo Farshaxamiiste hibadiisu Sareyso Guuleyso Taliye🫡

13/09/2026

Wadashekeysi deegaan Xeebeedka Jaamac Caraaale.

13/09/2026

Safar Habeen iyo Yaasiin Axmed digfeer.

12/09/2026

Waxaan booqasho ku tagtay baraakta kaydka biyaha Xaaji Cabdisaalan ee deeganka Jaamac Caraale.

Barkadaan oo ah mid aad uwayn Mitir ahaan ayaa looga tagalay in Xiliyadaha abahaaraha ay ka Cabaan dadka iyo duunyaduba.

12/09/2026

Xaaji Gurey oo kamid ah Foolaadka deegaanka Jaamac caraale ayaa guud ahaan bulshada soomaliyeed iyo dowlada jubaland gaar ahaan wasaarada diinta iyo awqaafta jubaland ka Codsaday in deegaanka Jaamac Caraale looga baahanyahay Masjid bulshadu ay ku ogaan Salaadadaha.

12/09/2026

Dhulka Hooyo❤

Address

Kismayo, Jubada Hooose
Kismayo

Telephone

+254705969582

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baalgude News Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baalgude News Media:

Shortcuts

Share