Jubbaland Media Network

Jubbaland Media Network Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jubbaland Media Network, Media/News Company, Kismayo.

09/10/2024

Dastuurka federalka lama dhameestiri karo, lama badali karo, dastuurka Jubbaland na sidaan rabo ayaa ka yeelayaa. Ahmed Madowe.

09/10/2024

Nala wadaag sifooyinka madaxweyne Ahmed Madowe.

12/09/2024

Hadii aad aaminsantahay Hassan Sheekh Iyo Xamsaha Xassan dhul difaacid ka ehee oo xukun dheerar si ayey ka tahay. follow to follow followers

Difaaceena dalkeena ha u baqina
07/09/2024

Difaaceena dalkeena ha u baqina

Inta ba waa xabad keentay waxa kaliya oo lagu saaray waa xabad.Ahmed Madowe 13 sanoGeneral Morgan 9 sanoBarre Hiraale 9 ...
04/08/2024

Inta ba waa xabad keentay waxa kaliya oo lagu saaray waa xabad.

Ahmed Madowe 13 sano
General Morgan 9 sano
Barre Hiraale 9 sano

13sano kadib Ahmed Madowe inuu nabad ku baxaayo miyaad fileesaan.

Hadii uu Gudoomiye Haajir Bile uu yahay nin damiir iyo diir naxo lahayn, hadana maxey dhexdooda u liidayaan gudoomiyaha ...
03/08/2024

Hadii uu Gudoomiye Haajir Bile uu yahay nin damiir iyo diir naxo lahayn, hadana maxey dhexdooda u liidayaan gudoomiyaha oo ay oogu bixiyeeen Yaasir Carafaat.

31/07/2024

Khilaaf ku saleesan hub ka dhigista, dib u celinta ciidamadii dhawaan Kismaayo lakeenay ayaa la isku afgaran waayey. Dastuurkii uu Ahmed Madowe iska furtay ayaa loo sheegay in aysan marnaba ansax ahayn. Ahmed Madowe oo waaga ku baryey oo dhamaadkii gabal dhiciisa lagaaray.

27/07/2024
25/07/2024

Doorashada Jubbaland
Ahmed Madowe
Qof iyo Qabri

22/07/2024
19/07/2024

Jumca Mubarak isbadal doonka Jubbaland❤️ Saar, isbadal diidka 👍saar.

14/07/2024

Deddeg:

Qarax Xoogan ayaa goor dhow ka dhacay Muqdisho.gaar ahaan degmada Boon dheere meel aan ka fogeyn Daljirka Daahsoon.

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubbaland Media Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share