Jubbaland Online24

Jubbaland Online24 “Warbaahin madax-bannaan oo u heellan faafinta warar xaqiiqo ah, horumarka bulshada, iyo arrimaha Jubbaland.

Ku xirmo si aad u hesho warar cusub 24/7! ”

 :--Madaxtooyada Villa Somaliya waxaa caawa Shir Albaabada u xiran uu uga socdaa Maxamuud Shido Kaadirka Aaran-Jaan oo S...
05/28/2025

:--Madaxtooyada Villa Somaliya waxaa caawa Shir Albaabada u xiran uu uga socdaa Maxamuud Shido Kaadirka Aaran-Jaan oo Safar qarsoodi ah maanta Muqdisho ku yimi Cali Xoosh Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xasan Shire Abgaal iyo Madaxweyne Xasan Shiikh iyo RW Xamse Cabdi Barre.

Shirkaan xogaha looga haldayo ayaa ah sidii furin cusub looga furi lahaa Gobolka Nugaal si lamid ah buuqa Mudug hadda ka taagan ee Xasan shiikh Lacagaha ku bixinayo.

Kulanka Waxaa dibadda looga saaray Wasiirka gaadiidka Nuux dheere oo Kala kulmay waji gabax.

Aaran-Jaan ayaa ka shaqaynaysa in Puntland iyo Jubbaland ay Xasan ku qanciyaan in uu furin horleh oo siyaasadeed ka furo waloow kooxdaan awooodaada aysan muuqan hadda.

Mucaaradka Soomaaliya ayuu shir uga furmay magaalada Muqdisho.
05/28/2025

Mucaaradka Soomaaliya ayuu shir uga furmay magaalada Muqdisho.

05/27/2025

Jubaland Force✌️💪

05/26/2025

Rag Argagixisada basaasiin u ahaa oo maanta kaso hormuuqday Maxkamada Ciidamada Jubaland.

05/26/2025

Ciidamada Jubaland oo horjoogayaal sar-sare ku dilay howlgal ka dhacay gobolka Jubada hoose.

Faalo kooban ka bixi sawirka halkan idinkaga muuqda.
05/25/2025

Faalo kooban ka bixi sawirka halkan idinkaga muuqda.

Magaalada Kismaayo gaar ahaan agagaarka Garoonka Diyaaradaha ayaa maanta tababar loogu soo xiray dufcadii sadexaad ee Bo...
05/24/2025

Magaalada Kismaayo gaar ahaan agagaarka Garoonka Diyaaradaha ayaa maanta tababar loogu soo xiray dufcadii sadexaad ee Booliiska gaarka ah ee Jubaland oo dhawaanahan halkaasi uu tababar uga socday.

Munaasabadda xiritaanka tababarka waxaa goob joog ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga ahna kusimaha Wasiirka, Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Jubaland, Taliyaha Booliiska qeybta gobolka Jubada hoose, Taliyaha Amniga Garoonka Diyaaradaha iyo saraakiil kasocotay Ciidamada Maraykanka ee saldhigga ku leh Garoonka.

05/24/2025

Argagixisada maalmahan dhiigooda ayaa ku qubanaya gobolka Jubada hoose💪

Maanta oo ku beegan Jimce, 23 MAY 2025, waxaa la ibo-furayaa ollolihii difaaca dastuurka dalka iyo sidii la aqoon jiray ...
05/23/2025

Maanta oo ku beegan Jimce, 23 MAY 2025, waxaa la ibo-furayaa ollolihii difaaca dastuurka dalka iyo sidii la aqoon jiray gelitaanka doorashadii guud.

05/23/2025

"Waxaan diyaar u nahay inaan dhawaan Argagixisada ka xoreyno degmooyinka naga maqan, anago cid kale ku xisaabtamayn" Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam hadal h**e.

05/22/2025

General Ismaaciil Saxardiid Keydsane Taliyaha ciidamada Daraawiishta Jubaland oo faah-faahin ka bixiyay jabkii Argagixisada lagu gaarsiiyay Barjale.

SAWIRO: Ciidanka Dowladda Jubaland iyo kuwa Kumaandooska Danab oo ilaa shalay waday howlgal qorshaysan oo lagu qaaday fa...
05/22/2025

SAWIRO: Ciidanka Dowladda Jubaland iyo kuwa Kumaandooska Danab oo ilaa shalay waday howlgal qorshaysan oo lagu qaaday fariisimo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Khawaarijta, ayaa gacanta ku dhigay hub badan oo isugu jira qoryo noocyo kala duwan ah."

Ciidanku waxay sidoo kale dileen 48 dhagarqabe, halka labo kale nolol lagu soo qabtay.

Saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka ayaa sheegay in howlgalku sii soconayo ilaa Khawaarijta laga nadiifiyo guud ahaan qeybahaay kaga sugan yihiin deegaanada Jubbaland.

Address

Toronto, ON
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubbaland Online24 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jubbaland Online24:

Share