Daafeedso

Daafeedso Waa page kahadla danta dalka iyo dadka ee like saara sxbada qaaliga ah

07/11/2021
Dessie 8 saac ayaa looga socdaa Addis Ababa. Waana goob muhiim u ah TPLF,  dhabar-jabna ku ah xulafada axmaarada iyo Abi...
30/10/2021

Dessie 8 saac ayaa looga socdaa Addis Ababa. Waana goob muhiim u ah TPLF, dhabar-jabna ku ah xulafada axmaarada iyo Abiye Axmad.

Hadaba maxa laga filan karaa jabhada oromada mar hadii ay isasoo gaadheen cidamada tigreygu?

Warbaahinta Dawladda Itoobiya ayaa tabisay wareegtadii Madaxwaynaha Farmaajo soo saaray, ee lagu sheegay in awoodda Rays...
16/09/2021

Warbaahinta Dawladda Itoobiya ayaa tabisay wareegtadii Madaxwaynaha Farmaajo soo saaray, ee lagu sheegay in awoodda Raysal wasaaraha lagu dhimay. Warkan warbaahinta Dawladda Soomaliya ma tabinin,halka midii Itoobiya ay tabinayso.

Amarka raisalwasaaraha qaranku kagararayo villa-soomaaliya madaxweynihii h**e ee wakhtigu kadhamaaday caawa iyadoo uu u ...
16/09/2021

Amarka raisalwasaaraha qaranku kagararayo villa-soomaaliya madaxweynihii h**e ee wakhtigu kadhamaaday caawa iyadoo uu u qabtay 48 saac gudahood

03/08/2021

Bismilaah: udanee dadka iyo dalka oo dooro cabdiraxmaan cabdishakuur

23/07/2021

Mujaahid lama arkaan goormaa kuugu dambaysay?

22/07/2021

Tigree oo lawareegay goobo hotel horle oo kuyaal gobolka canfarta oo udhaw Adis Ababa.

20/07/2021

TPLF oo sibuuxda ula wareegtay deegaanka canfarta. Shacabka canfartuna aad ugu farxeen iyagoo sihorleh ugu wareejiyay hubculus isla maanta.

Fikirkaaga: makula tahay akhriste in TPLF ay ku ekaan doonaan xadka canfarta? Mise waxay garabsiin cafarta islamarkaana soo weerari doonaan gobolka sitti ee deegaanka soomaalida?

20/07/2021

Shaqo culus ayaa kadhex socotay itoobiya. Dhamaan axmaaradii waxay qaadatay hubkii iyagoo garanla' sidii ay isaga caabbin lahaayeen TPLF oo kusoo dhaw caasimada labaad we ismaamulka xabashida.

Waxa diyaaradaha dagaalka ee itoobiya looraray caasimada canfarta ee samaara iyagoo duqayn culus ku haya ciidanka TPLF oo qabsaday intabadan gobolada canfarta. Jabhada TPLF waxay istaraatiji ahaan uqaadatay inay jaraan islamarkaana qabsadaan jidka halbawla dhiig-mareenka u ah itoobiya ee ka imaada dikada jabuuti. Hadii ay arrintaas usuurto gashana waxaa gabi ahaanba burburi dhaqaalaha dawlada fadaralka itoobiya wax Saad ahna ma heli doonaan ciidanka itoobiya.

Jabhada Oromada ee OLA ayaa lawareegay dhul balaadhan oo deegaanka Oromia ah iyagoo wax iska caabbin wayn ah aan lakulmaynin. Moralka ciidamada kaladuwan ee itoobiya ayaa aad uliita.

05/07/2021

Wasiirka gargaarka masiibooyinka ee dawlada fadaralka soomaaliya oo dhulka kurafatay qabyaalad darteed kadib guushii uu gaaray xilbaan barkhad batuun caawa!!!

Bal adba

War degdeg ah: itoobiya ayaa hadda shaacisay in ay billowday buuxinta biyaxidheenka webiga Abaay.Dawlada masar oo dhawr ...
05/07/2021

War degdeg ah: itoobiya ayaa hadda shaacisay in ay billowday buuxinta biyaxidheenka webiga Abaay.

Dawlada masar oo dhawr jeer digniin usoo dirtay dawlada fadaralka ah ee Itoobiya ayaan la ogayn jawaabta ay kabixindoonto saacadaha soo socda.

30/06/2021

Xasan cali kheyre reisalwasaarihii h**e ee soomaaliya ayaa munaasabada 1da luulyo oo ah maalintii xoriyada qaadatay gobolada koonfureed ugu hambalyeeyey shacabka soomaaliyeed.

Address

Kismayo

Telephone

+252613149933

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daafeedso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daafeedso:

Share