Jubba Media

Jubba Media Up to date News about technology, Business, Politics and humanitarian issues.

Jubba Media Is media company private always work ducomentry films other stories is intersted.

1/2.The second National Climate Outlook Forum was convened from 07-08 June 2021 by the Somali Inter-Ministerial Meteorol...
08/06/2021

1/2.The second National Climate Outlook Forum was convened from 07-08 June 2021 by the Somali Inter-Ministerial Meteorological Working Group in collaboration with the IGAD Climate Prediction and Applications Centre.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hadda Soo gaaray magaaladda...
19/07/2020

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hadda Soo gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

19/07/2020

Waxaa haatan Xarunta Madaxtooyada Galmudug kulan uga socdaa Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Kulankan ayaa ka dambeeyay dadaalo xalay ay wadeen Ra'iisul Wasaare Kheyre, Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle oo ahaa sidii la isugu keeni lahaa Madaxweyne Farmaajo iy9 Axmed Madoobe.

Madaxwayne Farmaajo gaadhay Dhusamareeb.
18/07/2020

Madaxwayne Farmaajo gaadhay Dhusamareeb.

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa la kulmay Wasiiro katirsan Galmudug iyo Maamulka Magaala...
18/07/2020

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa la kulmay Wasiiro katirsan Galmudug iyo Maamulka Magaalada Cadaado.

Kulan kan oo ahaa mid is barasho ah ayuu inta uu socday Madaxweynahu uga mahad celiyay Maamulka Magaalada Cadaado sida diiran ee ay halkan ugu soo dhaweeyeen.

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oDadweynaha Magaalada iyo Masuuliyiinta Dowlada G...
18/07/2020

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oDadweynaha Magaalada iyo Masuuliyiinta Dowlada Galmudug ayaa Madaxweynaha si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Cadaado.

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in ay xusuus weyn ku leedahay Tariikhdiisa Magaaladan isla markana uu mudo ku noola sidoo kalana uu aabahii Daaci diinta dadka bara ka ahaa halkan.

Wuxuu sheegay Madaxweynahu in uu jacaylkii uu aabahii Magaaladan u qabay mid lamid ah uu u hayo Shacabka iyo Magaaladan isla markana uu mar walba niyada ku hayo.

Shacabka ree Cadaado ayuu Madaxweynahu ugu baaqay inay garab istaagan Dowlada Cusub ee Galmudug oo ay la shaqeeyaan isagoo sheegay in dadka deegaankan lagu yaqaanay Walaalnimo iyo is jacayl taas oo ka dhigtay meel mar walba lagu soo hirto.

Qabanqaabada soo dhawaynta Madaxwaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam aya ka socota Magaalada Cadaado.
18/07/2020

Qabanqaabada soo dhawaynta Madaxwaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam aya ka socota Magaalada Cadaado.

1,014 arday oo ku sugan dhammaan deegaannada Jubbaland ayaa u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare.Madax...
18/07/2020

1,014 arday oo ku sugan dhammaan deegaannada Jubbaland ayaa u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare.

Madaxweyne ku-xigeenka 2-aad ee dawlad goboledka Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa saaka si rasmi ah magaalada Kismaayo uga daah furtay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee Jubbaland, kaasi oo ay qaadayso wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dawladda federaalka Soomaaliya.

Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland oo fashiliyey   hub kala duwan oo la doonaayey in Amniga magaalada Kismaayo lagu waxyeel...
17/07/2020

Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland oo fashiliyey hub kala duwan oo la doonaayey in Amniga magaalada Kismaayo lagu waxyeeleeyo.

16/07/2020

Alle ha u naxariistee Ganacsade lagu magacaabi jiray Axmed Xuseen Caddow ayaa waxaa lagu dhex dilay Goob Ganacsi oo uu ku lahaa gudaha Magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika gaar ahaanna xaafad lagu magacaabo Retreat sida laga soo xigtay Eehelkiisa.

Address

Jubbada Hoose
Kismayo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share