20/08/2025
Cabdiqafar dheeliye oo ah musharax u taagan qabashada gudoonka baarlamaanka ayaa saacadihii ugu danbayey noqonaya mid aad u cad cad isagoo haysta cododka ugu badan ee xildhibaanada.
Doorashada 23/Augest ayaa la rajeenayaa inuu noqdo gidoomiyaha baarlamaanka cusub ee maamul goboleedka waqooyin bari , ilaa waqtigan hada lama hayo musharax is bar bartaaga oo ka socda dhanka muxaafadka taas baana loo sababeenayaa inuu cod aqlibiyad leh ku fuulo gidoonka barlamanka