Tarabi Media Inc

Tarabi Media Inc websites

24/09/2023

Shirkada Bixin Group Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhisay Xafiiska Laascanod Iyo Laascanod to Jig jiga Safaro Iyo Rakaab Toos ah Shirkada Bixin group Iyo Shirkada Barkulan

Guddiga 33 ka ayaa kulan soo dhaweyn iyo dhiiri gelin la qaatay Axmed Diiriye oo maalin ka hor lagu soo dbaweeyey Magaal...
10/06/2023

Guddiga 33 ka ayaa kulan soo dhaweyn iyo dhiiri gelin la qaatay Axmed Diiriye oo maalin ka hor lagu soo dbaweeyey Magaalada Laascaanood , kaas oo
Si wayn uga qayb qaatay halganka isaga ka maqan Laascaanood .

Masuulkan oo iska xaadiriyey Jiikdaha h**e dagaalka ayaa guddigu uga mahad naqdey doorkii uu ka qaatay halganka hadana inuu sii wado diyaar u yahay.

Masuulkan oo maalinkii 2 aad ee dagaalka Laascaanood 07-02-2023 iska casiley Jagadii uu ka hayey Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland dadkiisana la dareen noqdey ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inui naftiisa ku difaaco dadkiisa.

Address

Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tarabi Media Inc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share