Xalliye page

Xalliye page falanqaynta facebookga waa page lagu falanqeeyo siyaasadda dalka soomaliya

Magaca hooyodaa macaan kasoosaar
01/09/2021

Magaca hooyodaa macaan kasoosaar

Sheeko qosol badanLaba nin oo reer baadiye ah ayaa waxay jeclaayeen gabadh qurux badan oo iyaduna sidoo kale reer miyi a...
21/08/2021

Sheeko qosol badan
Laba nin oo reer baadiye ah ayaa waxay jeclaayeen gabadh qurux badan oo iyaduna sidoo kale reer miyi ah maalintii dambe ayaa wxaa labadii wiil midka mida hooyadii kutidhi orod gabdh doono aan kuu aroosnee kadib waxa uu uyeedhay ninkii saaxiibkii wuxuuna kuydhi saaxib caawa waxaan rabaa in aad il adoonto gabdhii ee ina mari kadib waxa ay tageen reerka gurigoodii markaas bay ugaleen oo gabdhii toosiyeen kadib waxay tidhi waan idinka daba imaanayaaye orda waa ay diideen kadib wxy tidhi isuga aan labistee iyaga oo sugaya ayaa odaygii aabeheed soogaly oo islaantii oo aqalka iska jiifta laxisaabtamay ama laciyaaray kadib baa waxa ay gabadhii nimankii ka codsatay inya aamusaan inta odaygu iska tagayo kadib midbaa qosolkii haysan waayay oo iska goslay markaasbaa inta odygii yaabay cararay oo geeliisii kunoqday

Maalintii dambe ayaa inta uu meheradii yimi yidhi war habeen dhawyd waxbaa ihelay sheegina maayo sidi silamid ah ayaa kii habeenkii iska qoslay maalintii inta uu qoslay yidhi anigu masheegaa๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜

Fadlan like and follow wll

ุฅู†ู‘ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† Illahay Hawnaxariisto Amiir Cabdiraxman maygaag (C/raxman Buuhoodle)Wuxu Ahaa Amiirka Masjid c...
20/08/2021

ุฅู†ู‘ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Illahay Hawnaxariisto Amiir Cabdiraxman maygaag (C/raxman Buuhoodle)
Wuxu Ahaa Amiirka Masjid cumar ibnu khadaab
Qaari Xifdisan Qur,aanka kariimka Ah Daaci In badan waqti Galiyey ka shaqaynta Diinta Barbaariye iyo soo saare Arday

Isbuuc kahor bay Ahayd markii Ay dileen Askari Ka Tirsan Ciidanka Boliska Sl gabadh yar oo uu dhalay oo Gurigooda Joogta
Hadda safarkan waxa uu ugalay suu uraadiyo Xaqqa gabadhiisi Gardarada lagu dilay
Lkin Tiisiibaaba kasoo horraysay

Alle Hawnaxariisto Samir iyo iiman saadiqana Haka siiyo dhammaan Ehelkiisi Caruurtiisi iyo qaraabadii uu ka baxayba

Cabdiraxman Abihii Wuxuu Ka Tagay Kaligii Wax Wiilal Ah Alle Ha U Naxariiso ๐Ÿ˜ช

Sii Shere Garee

20/08/2021

Asxaapta kusoo dhawaada pagekan cusub waxbadan baad kafaa iidaysaane mahad sanidin fadlan like and following

Address

Manhal
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xalliye page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share