Harti Voice

Harti Voice Shafku dhogerle hawd iyo Nugaal sheegtay baan ahay🦁

SSC Khaatumo👑💙🤍💙🐎
political analysis🙏

SSC KHAATUMO 🐎STATE🇦🇼 💙🤍💙🐎
14/11/2024

SSC KHAATUMO 🐎STATE🇦🇼 💙🤍💙🐎

14/11/2024
13/11/2024

Weerarkii labaad ee Xisbullah ay saacado gudahood ku qaadeen aagga Kirya ee Tel Aviv, oo ay ku yaallaan wasaaradda difaaca, xarunta guud ee ciidanka militariga, iyo taliska ciidanka cirka ee Israa’iil, ayaa noqday mid taariikhi ah. Waa markii ugu horreysay ee Xisbullah si toos ah u bartilmaameedsadaan xarumahan difaac ee muhiimka ah ee Israa’iil, oo ku taal 120 km u jirta xadka Lubnaan.

Sidoo kale, Arbacadan oo keliya, Xisbullah waxay ku rideen 135 gantaal gudaha Israa’iil, oo ay ku jiraan kuwa ku dhacay Tel Aviv, iyadoo weerarro hor leh oo ka dhacay xadka ay ku dhinteen 7 askari oo Israa’iili ah.

Marka la eego bartilmaameedsiga xarumaha difaaca ee dhulka iyo cirka, waxay u muuqataa farriin siyaasadeed oo awood leh, taasoo si maldahan loo fasiran karo inay tahay digniin ka timid Iran, oo ah taageeraha ugu weyn ee Xisbullah. Farriintani waxay u muuqataa mid kor u qaadayso cadaadiska lagu hayo Israa’iil, iyadoo xiisadaha gobolka ay sii kordhayaan.

14/02/2024

Mr firdhiye

14/02/2024
08/01/2024

Deni😂

Harti Voice

19/11/2023

Puntland nabad baa dan u ah, wixii khilaafana waa in wada hadal lagu dhameeya
Dhamaan Isimada Harti iyo kuwo daroodba waa in ay kashaqeeyaan sidii xal loogu heli lahaa khilaafkaa kursiga siyaasadeed ee ay siyaasiintu isugu hub urursanayaan .


Harti Voice

Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Qaabiley Qalasyada  Kabtan Ayuub iyo Afhayeen Axmed Foodcade oo Laascaanood soo g...
12/11/2023

Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Qaabiley Qalasyada Kabtan Ayuub iyo Afhayeen Axmed Foodcade oo Laascaanood soo gaadhay , Hogaamiyaha ayaa si wayn uga mahad naqay doorkii shariifka ahaa ee ay halganka SSC ka qaateen

Sii share Garee sii UU Meel dheel ugaadho
Harti Voice

14/09/2023

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Firdhiye: "Soomaali baa nahay, mana yeelayno in Hargeysa na loo sadqeeyo shan farood ayaan isaga celinaynaa... DFS waxa aan leeyahay."

Laascaanood: Hay'adda Bisha Cas ayaa maalintii 12aad duleedka Laascaanood ka uruurinaya Maydadka Maleeshiyaadka Somalila...
05/09/2023

Laascaanood: Hay'adda Bisha Cas ayaa maalintii 12aad duleedka Laascaanood ka uruurinaya Maydadka Maleeshiyaadka Somaliland ee Gobolka laga saaray Dagaalkii dhiigmeydhka ahaa ee 25-ka bishii h**e.

Harti Voice like and shere

Address

Laascaanood

Telephone

+252905643278

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Harti Voice posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Harti Voice:

Share