Aadan Guray

Aadan Guray Hadaf kaygu waa guul Hankayguna waa meel sare ��� IGAADHSII

13/04/2024

Su aal yaa xasuusta ragii ka xanaaqijiray police ka hindia ?

Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo reer laascaanood
07/04/2024

Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo reer laascaanood

Ka waran soomaaliyoo sidan noqota?
06/03/2024

Ka waran soomaaliyoo sidan noqota?

OGOW GOBOLADAADU MAHA 18 EE WAA 39  GOBOL  MAANKAAGAA HA KU JIRO WALIGAA PRO
29/02/2024

OGOW GOBOLADAADU MAHA 18 EE WAA 39 GOBOL MAANKAAGAA HA KU JIRO WALIGAA PRO

27/02/2024

Choose people who left you up

DHULKA INTAALEG EE UMADA SOMALIYEED KAMAQAN EE MALINKASTA CANFAR IYO OROMO AY DHUL BALAADH SIGA KU WADAAN MA AHAN WAX LO...
30/01/2024

DHULKA INTAALEG EE UMADA SOMALIYEED KAMAQAN EE MALINKASTA CANFAR IYO OROMO AY DHUL BALAADH SIGA KU WADAAN MA AHAN WAX LOODULQADANKARO

Me 2 qaran arkaaya qabiil maxaan kudoortaa
27/01/2024

Me 2 qaran arkaaya qabiil maxaan kudoortaa

Tusbuxu baryahan waxba makarbaashin
23/01/2024

Tusbuxu baryahan waxba makarbaashin

23/01/2024
Faarax Nuur• Ingiriis Axmaariyo Talyan, wey akeekimiye • Arligaa la kala boobayaa, nin u itaal roone • Anse ila ah Aakhi...
11/01/2024

Faarax Nuur

• Ingiriis Axmaariyo Talyan, wey akeekimiye
• Arligaa la kala boobayaa, nin u itaal roone
• Anse ila ah Aakhiru Sabaan, iligyadiisiiye

• Orgigaa riyaha taadaxoo, oodda faaliga e
• Waa duni hablihii loo ogaa, aqalka diideene
• Anse ila ah Aakhiru Sabaan, iligyadiisiiye

• Waa duni la kala iibsadayoon, nala ogeysiine
• Waa duni akhyaartii go'dayoo, aaran soo hadhaye
• Waa duni ninkaad aamintaa, kuu abees yahaye
• Anse ila ah Aakhiro Sabaan, iligyadiisiiye

• Waa duni xaqii la arkayaa, la arjumayaaye
• Waa duni akhyaartii lahayd, iib ku doon tahaye
• Anse ila ah Aakhiro Sabaan, iligyadiisiiye

• Afka iyo adduunkaa hadloo, awdan sadarkiiye
• Ninka gacanta midig oodan tahay, laga ilroonaaye
• Anse ila ah Aakhiro Sabaan, iligyadiisiiye

• Nimanyahow bal daya xaajada, lala aguugaayo
• Odayaashan loo yeedhay ee, la anfac siinaayo
• Asxaabihii bayna yidhi, gaal ha aaminine

• Haddaad niman Islaamiyo tihiin, Aadan faracdiisa
• Oo aydnaan Ilaahay ka go'in, hayna oodina'e
• Hadduu awrka dooxada ku furo, eel kalaa xigiye
• Inaga daaya yaynaan ku dhicin, bahal afkiisiiye
_____

Waa jimcihii ugu danbeeyey ee sanadkii halganka iyo waliba is badalka dunida
28/12/2023

Waa jimcihii ugu danbeeyey ee sanadkii halganka iyo waliba is badalka dunida

27/12/2023

H.m.c.n

Address

Laascaanood

Telephone

+252907097390

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aadan Guray posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aadan Guray:

Share