Lascanood Media

Lascanood Media Madia Tv

19/12/2022

Washadda Daqiiqda Iyo Baastada
oo laga furay Buuhoodle

02/11/2022

buuhoodle international airport.

29/10/2022

Dalxiiska Dallacada Boholaha Xargaga "Laascaanood" .

24/10/2022

Garoonka Diyaaradaha ee Bossaso, oo
Si casri ah loo dhisay.

18/10/2022

Daad Soconaya

07/10/2022

Buuhoodle iyo deegaanada Hoos yimaada. Roobabkii Dayrta oo si weyn u helay.

05/10/2022

bilicda nolasha "Miyi"

Roobkii dayrta ayaa ka curtay Laascanood iyo deegaanada gobolka Sool.
22/09/2022

Roobkii dayrta ayaa ka curtay Laascanood iyo deegaanada gobolka Sool.

Gaadhiga Maayirka Degmada Xudun ee gobolka Sool ayaa ku dhacay goordhawayd inta u dhaxaysa Laascaanood iyo Xudun,Hal ask...
02/09/2022

Gaadhiga Maayirka Degmada Xudun ee gobolka Sool ayaa ku dhacay goordhawayd inta u dhaxaysa Laascaanood iyo Xudun,
Hal askari ayaa dhaawac fudud soo gaadhey, gaadhiga Maayirkana waxaa gaadhey Khasaare bur-bur ah.

02/09/2022

Laascaanood: inta la xaqiijiyey 4qof aya dhaawacmay kadib iska hor imaad saaka hiirtii waabari ka dhacay garoonka
diyaaradaha Laascaanood.Kooxo
qaadlayaal ayaa isku rasaaseeyey
garoonka...

31/08/2022

Laba koob oo (shaaha) oo aad maalintii
cabto ayaa cimrigaaga dheerayn kara..

31/08/2022

BBC.
Abaarta : Meelaha ugu daran waxaa ka mid ah degmada , halkaas oo fuustadii biyaha ah lagu kala iibsanayo 14 doolar,

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lascanood Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share