Abdiqani dhulmar

Abdiqani dhulmar Somali Journalist | Reporter and Media Professional | Dedicated to truthful reporting, public awareness, and telling stories that matter.

23/09/2026

Laascaanood:-Dhakhtarka wayne dawladda ayaa maanta si rasmiya xadhiga looga jaray Qeybtiisa ICU oo noqonaysa qayb muhiima oo lagula tacaalo bukaanadda xaladoodu culus’tahay.

22/09/2026

“Afar gaadhi iyo sagaal nin oo waday ayaan gacanta kudhignay”-Wasiirka amniga Waqooyi Bari.

21/09/2026

Madaxwayne h**e karaash oo gaaray degmadda adhicadeeye ee gobolka sool shacab tiro badan oo ugu yeeraya dalxoreeye ayaa soodhaweyey madaxwaynaha iyo waftigiisa.

20/09/2026

Madaxwayne h**e karaash ayaa booqosho uu ugu kuurgalayo xaaladdaha ciidamadda Dawladda Waqooyi Bari Somaliya ku tagay jiidaha h**e difaaca h**e WBS.

Madaxwaynaha oo shalay soo gaaray caasimadda ayaa xilli h**eba bilaabay u kuurgalidda xaladdaha ciidamadda isagoona kula dardaarmay illalinta wajibaadkoda diifaaca dalka.

19/09/2026

Sharaf ayey noo ahayd inan caawa salaan ugu tagno madaxwayne ahmed karaash ani iyo qaarkamidda dhalinyaradda Waqooyi Bari.

18/09/2026

Sheekada Ikraan abdi marka laga jimaado iney ifinayso shaqo doon nimadeeda sido kale kartida ay la gaartahay ayey ifinaysa waxaan u rajeen guul #𝐈𝐍𝐒𝐇𝐀𝐋𝐋𝐀𝐇

16/09/2026

Laascaanood:-Robet dhawaan lagu sameyey gudaha Waqooyi Bari ayaa maanta isaga iyo Engneerkii sameyey booqdeen Wasaradda Warfaafinta iyo tiknolajiyadda Waqooyi Bari.

Agaasimaha guud Ee Wasaaradda Salmaan oogle ayaana robet-ka Iyo Engneerkii sameyey kusoodhaweyey wasaaradda.

16/09/2026

Laascaanood:- Xildhibaanadda kala ah jibriil dheere,Cabdirisaaq oogle iyo mahdi abdirahmaan ayaa maanta ciidanka booliska Waqooyi Bari ku wareejiyey gaadhi kaaso ay ugu tala galeen horumarinta amniga degmadda xudun ee gobolka sool.

Taliyaha guude ciidanka booliska Waqooyi Bari siciid xasan ayaa Xildhibaanadda ka gudoomay gaadhiga isagoona ugu baaqay masuliyinta dhigooda iney ku daydaan iskutashiga ay sameyeen saddexdan Xildhibaan.

14/09/2026

Suldaan Siciidaw Hawsha beelaha walaalaha ee badhan ku diriray dadka ugu yeedh.,"- Garaad Cabdilaahi garaad Saleebaan.

14/09/2026

Shiikh mawliid oo kamidda culimadda Waqooyi Bari ayaa ka hadlay shirka nabadeenta beelaha walaalaha ee Jaamac siyaad & Fiqishini.

Address

Cairo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdiqani dhulmar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdiqani dhulmar:

Shortcuts

Share