25/06/2026
Degdeg beelaha warsangeli iyo dhulbahante oo iclaamiyay inay ku biireen Ethiopia oo kililka13aad noqdeen iyo Ethiopia oo bad ka heshay sanaag Laguna daray macdan iyo shiidaal
Taasoo ay sheegeen inay ka dhalatay hagardaamo iyo khayaamo ay xasan sheikh xukuumadiisa kala kulmeen isla jeerkaana waxay Balan qaadeen inay Ethiopia horboodaan oo 50kun ciidan ah kuwareejinayaan si khasab ah Ethiopia loogusoo daro qooboda yar ee sabiilland iyo budlayn