SAGAL MEDIA

SAGAL MEDIA Kala soco Warar Sugan- Warbixino Iyo Barnaamijyo Kala duwan

16/10/2025

Dowladooda Kuma Soo Degdego Wiil Yaqaan Shuutarada How'd.

Raggan Miyaa Ciyaal Yaryaro Shaqo Qaran Ah U Tudhaya.
16/10/2025

Raggan Miyaa Ciyaal Yaryaro Shaqo Qaran Ah U Tudhaya.

Ma Damaniye Dayinkayga Waan Daba Galaaya.Maalmaha Soo Socoda Dhan Unbay Udhici Ceerigaabo Iyo Burco.
16/10/2025

Ma Damaniye Dayinkayga Waan Daba Galaaya.
Maalmaha Soo Socoda Dhan Unbay Udhici Ceerigaabo Iyo Burco.

Waxaa Hada  Dalka Dabadiisa Tababar Loogu Soo Xidhay Saddexdan Sarkaala Oo Hugaami Doona Howlgalka Loogu Magaca Daray Wa...
16/10/2025

Waxaa Hada Dalka Dabadiisa Tababar Loogu Soo Xidhay Saddexdan Sarkaala Oo Hugaami Doona Howlgalka Loogu Magaca Daray Waqooyi Bari Operation Military.
Oo Maalmaha Soo Socoda Laga Fulin Doono Gobolka Sanaag Gaar Ahaan Magalada Ceerigaabo.

14/10/2025

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Waqooyi Bari, oo kaashanaysa Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Heer Federaal, ayaa si rasmi ah u daah-furtay maalmaha ololaha la dagaallanka bacaha (Plastic-ka), iyadoo ku baaqday wacyigelin iyo tallaabooyin lagu yareynayo isticmaalka bacaha halista ku ah deegaanka.

14/10/2025

Yaan Geesdiir Loo Caayin Tolka Sharafta Leh Ee Soo Gurmaday Siyaasi Cabdilahi caweer

11/10/2025

Dhulka Harti Dagaa Ee Dawlad Deegaanku Wuxuu Uqalmaa 3 Gobol Garaad Cabdirisaaq Garaad soofe

11/10/2025

Reer Marqaan Waxay Usocdaan Gobolka Hawd Garaad Jaamac Garaad Cali.

08/10/2025

Wasiirka Gargaarka Dawladda Waqooyi Bari Mudane Abdirizak Yousuf Hindi ayaa Maanta Kormeer ku tagey Xarunta Gurmadka Degdega Ee Qaran Ee Qaybta Waqooyi Bari Soomaaliya Oo dhismaheedu meel dhexe marayo

Nimankii reer Sanaag Mic 🎤,  bay bilaaben maanta Reer SSC-Khaatumo Waa nasanayaan tookadan
08/10/2025

Nimankii reer Sanaag Mic 🎤, bay bilaaben maanta Reer SSC-Khaatumo Waa nasanayaan tookadan

Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Dawlad Goboleedka Waqooyi Amran Axmed Xasan oo si kulul ugu Jawaabtay Gudoomi...
08/10/2025

Gudoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Dawlad Goboleedka Waqooyi Amran Axmed Xasan oo si kulul ugu Jawaabtay Gudoomiye Mohamed Baari Shire

"Waxan arkayey Mid Burcada badeed ah oo aan shalay Qoyskiisa ka xoraynaynay Daacish oo Warbaahinta la taagan Soomali diidaka waxan kala shaqaynaynaa in ay Soomaliya ka go,aan.

Kula yaabi maayo oo Salaan side ayaa ku aragta damiir xumada in aad adigo Bosaso Jooga oo ka tirsan Gudoonka Baarlamankii Shalay 2021 liiska argagixisada ku daray Soomaali diidka SNM ka so taageerto.

Sanaag Gumaystihii Ingiriiska ayaa awood ku muquunin waayaye Dadkaaga iyo Deegaankaaga Daacish ka xorayso"

08/10/2025

“Nabada Ceerigaabo Nabad Baryo ku imaan kartaa Maaha, qaabka hada wax u socdaan waa Baryootan, Dadweynaha Harti Waqooyi Nabad aanay ku dhameyn Nabad ka guntami mayso,”

“Odoyaasha Kafanta Xidhey Waxba laga weydiin maayo arimaha, Masiiriga ee Maxaabiista , Xuduudaha iwn”

Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Waqooyi Bari Mud. Abdirashiid Yuusuf Jibriil oo ka hadley munaasibada Qalin jabinta Jaamacada Sool Univeristy.

Address

SSC-khaatumo
Laascaanood
LA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAGAL MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SAGAL MEDIA:

Share