Caasha cuud

Caasha cuud 20

24/07/2025
Maansha alaah Mar labaad haladoorto sheikh Waa laffhabarta ssc khaatumo
24/06/2025

Maansha alaah Mar labaad haladoorto sheikh
Waa laffhabarta ssc khaatumo

Sh Aadam Wali Cabdi Xuseen oo Beeshiisa ay u soo bandhigtay Mar kale inuu inuu ku matelo Baarlamaanka 2 aad SSC-Khaatumo isna uu aqbalay .

Shiikh Aaadam Wali oo ah Xubin muhiim ku ah Dawladnimada SSC-Khaatumo isla markaana Doorkii u waynaa ka qaatay Halganka ayaa lagu xasuustaa Baarlamaankan hada waqtigiisu dhamaadey ee uu ka mid ahaa inuu dhex dhexaad ka ahaa laba garab ee Muxaafad iyo Mucaaradka gudaha Baarlamaanka.

Wuxuu ahaa shiikhu qof kaliya ee labada garab ba u dhaxeeyey ee isku soo jiidahey si ay loogu tanaasulo danta dadka iyo dawladnimada SSCKH .
markasta oo labada garab ay mooshiinno isku soo riixaan wuxuu ahaa ka kala dhex gala oo doorkiisa Odeyimo iyo Culimonimoba ku heshiisiiya.

20/04/2025
29/10/2024
10/10/2024
26/09/2024
18/09/2024

Address

Laascaanood

Telephone

+252634067468

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caasha cuud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caasha cuud:

Share