Dhigaal HD

Dhigaal HD Fadlan nala wadaag hadad hayso wax bulshada waxtar u leh

02/10/2023

Laascaanood,Sool
Ssc-khaatumo Somalia❤️
📸Mohamed Awil

17/09/2023

Magaalo harti ❤️

Alle ha u naxariisto Abwaan Jaamac Kadiye oo hadda lay xaqiijiyey in uu ku dhacay hoobiyaha aan loo meel-dayin ee ciidan...
16/08/2023

Alle ha u naxariisto Abwaan Jaamac Kadiye oo hadda lay xaqiijiyey in uu ku dhacay hoobiyaha aan loo meel-dayin ee ciidanka Somaliland ay ku garaacayaan magaaalada Laascaanood.

29/07/2023

Soo dhawayntii Garaadada Ssc iyo Wafti ay hogaaminayeen.

Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Garoowe ka soo dagay Garaad jaamac Garaad Cali iyo Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale...
29/07/2023

Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Garoowe ka soo dagay Garaad jaamac Garaad Cali iyo Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale iyo wafti la socotay oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa.
Wafdiga Garaadada oo ay weheliyaan Afhayeenka SSC-Khaatumo ayaa waxaa soo dhaweeyey wasiiro ka tirsan dowlada Puntland ,waxaana ay u soo gudbayaan magaalada Laascaanood halkaa oo ay Halganka kaga biiraya

28/07/2023

Taaliyaha Booliiska Ssc oo ka hadlay amniga guud ee deegaanada Ssc

28/07/2023

Qaybtii Labaad
khudbadii GaraaD Maxamed Garaad Abshir
Widhwidh

28/07/2023

khudbadii Garaad Maxamed Garaad Abshir iyo kulankii Dadwaynaha Degmada Widhwidh ee Gobolka Cayn.

Sawiro:Magaalada Widhwidh.Kulankii Garaad Maxamed Garaad abshir iyo Dadwaynaha degmada widhwidh.
28/07/2023

Sawiro:
Magaalada Widhwidh.
Kulankii Garaad Maxamed Garaad abshir iyo Dadwaynaha degmada widhwidh.

26/06/2023

xildhibaanada iyo habeenkii xoriyada Umadda soomaliyeed.
Laascaanood.
Dhigaal HD

26/06/2023

taliye caabi dheere iyo habeenkii xoriyada Umadda soomaliyeed.
Laascaanood.
Dhigaal HD

26/06/2023

Maayir abdiraxiin Cali Ismaaciil

Address

Laascaanood

Telephone

+252634962449

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhigaal HD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhigaal HD:

Share