Nabadoonka Sool

Nabadoonka Sool taariikhda Dib uraac

Nin ilaahayka taxadaray abuurtiisii hadal uma baahna
16/02/2023

Nin ilaahayka taxadaray abuurtiisii hadal uma baahna

Waxaan usheegayaa dadkaygii aan aduunka kaga tagay eenool iskagabaxa sool aada dalkiinii
13/02/2023

Waxaan usheegayaa dadkaygii aan aduunka kaga tagay eenool iskagabaxa sool aada dalkiinii

Waxaan usheegayaa salaadiinta reer hargaysa iyo burcoDagaalka laas caanood waad udhantihiinIzinka iyo SNMhaydaan kuwada ...
13/02/2023

Waxaan usheegayaa salaadiinta reer hargaysa iyo burco
Dagaalka laas caanood waad udhantihiin
Izinka iyo SNM

haydaan kuwada socon afkiina halagamaqlo ciidanku hakabpxo deegaanka ssc
Taahadiila waayo waadku wadasocotaan waana waxhadaba cadaana
Teedakale marka aadleedihiin nabadgalyada ilaaliya waa ayo cida aadla hadlaysaan

Hadaydaan munaafiqiin ahayn ciidankiina kaxaysta ooguryihiina gaysta taas hadaydaan yeelin iskadaaya iyagaaba aadidoona guryahoodiiye balse afsoomaaliga aadku hadlaysaan badala dhulbahante isaaqkuma sooduulin idinkaa duulaana aduunkuna waamarkhaati Dib isugu noqda idink

13/02/2023
Laas caanood Hadaan waxyarka taabto xaaladaha imika kajira laas caanoodIyo sida reer hargaysa uga hadlayaan Waawax aad u...
27/01/2023

Laas caanood

Hadaan waxyarka taabto xaaladaha imika kajira laas caanood
Iyo sida reer hargaysa uga hadlayaan
Waawax aad ukalafog sababtoo ah inayrunka sheegaan waxajira iyo xaqiiqda iyagoo garanaya dantooda maaha

Waxaase waxlala yaabo ah labaninoo wlaalo ah inaad midna colaad jiritaan oofacwayn
Midna aadku tidhaaho walaalaynu nahay waxbaana inaga dhexeeya cadawgayaguna waa walaalkaa waawax lalayaabo
Waxaanan anigu yeelikarin habar jeclo walaalaanu nahay isaaq intiisa kalena waacadaw geena habarjeclooy damiirku ma ogola

Marka ayleeyihiin laas caanood cadawbaaku sooduulay iyo shisheeye hadamaaha ethiopia keenya iyo kuwo kale waa daarood ama majeerteen dadka aysidaa kuleeyihiina
Hada waa dhulbahante iyo warsangali

Waxaa iswaydiin mudan inay iswaydiiyaan malagaranayaa dadku ma Ina fahmayaan dadkani
Waxaad se ogaataan maanta kadib inaanay taasu idiin soconayn shaqaynayna waadha maataye kaxaysta waxa nugaal idinka jooga hadaad diidaan waasiwacn

Kaaf iyo Kala dheeri Ayaan maqli jirayWaatanookale Waxaan usheegayaa dhulbahante xaqaiiqadu inaanay ahayn sida aynu wax ...
24/01/2023

Kaaf iyo Kala dheeri Ayaan maqli jiray
Waatanookale

Waxaan usheegayaa dhulbahante xaqaiiqadu inaanay ahayn sida aynu wax u odorosayno ama ufakarayno balse ayka fogtahay
Isaaq ama dawlad hasheegto ama dhacabha ahaadee wuxuu isku raacay dad ahaan iyo dal ahaanba
Inuukusheegto idink**ana qasanayo

Waxaad ogaataan 1991 nin taariikhdiisa kabilaabaya
Inayka facwayntahay teenu
Laguuna tirtirayo dad ahaan taariikh ahaan iyo jiritaan
Ahaanba

Waxaan idin waydiinayaa reer laas caanoodoow waa ayo
Cida uu isaaq amaankiina kasugayaa waa ayo cida uu idinka ilaalinayaa uu idinka hortaagan yahayee idin cunaysaa

Caqligu hasha qeeyo damiirkuna hanoolaado 20000kun ooqof
Inladilo waxaakaxun anaakule oomajirtid inlaguu adeegsado hadaladaas mana gayno
Isaaqna midbaan leeyahay isaaqoow 30 sano anagu waanu kawaynahay hadaad adigu jirto dadkiina hadaad been usheegteen anagu k**a midnihin dadkiina

Dhulbahantaanu nahay dhulbahantaanu nahay intaas isusheega waxmagara tadiinana usheega waliba inaynaan waxba wada yeelanayn ushega

Isimimada iyo gudida 33ka ah

Waxaad ogaataan dadka aad matashaan waxay idiin direen inaygarana yaan Idina aad ogtihiin balse aysan idinka sugayn sidaasaanu xal moodnay xalkuna yahay kaanurabno oo ah isaaq nabad Haku baxo taasoo badalkeedu diyaar yahay

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nabadoonka Sool posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share