SOOL TV

SOOL TV Waa TV ka howlgala gobolka Sool Somalia wuxuna soo gudbiya dhacdooyinka iyo arimaha gaarka ah

08/05/2023

🥲🥲🥲
Boorame

DHIIIIIIIG & Xornimo
02/01/2023

DHIIIIIIIG & Xornimo

02/01/2023

Reer Boooocame

Dhibic kastoo dhiig ah oo ku daatay Laascaanood waa isla xisaabtan waligii aan hari doonin
02/01/2023

Dhibic kastoo dhiig ah oo ku daatay Laascaanood waa isla xisaabtan waligii aan hari doonin


02/01/2023

Sii faafiya qoraalkan!
Wiilkii maanta dhaawacmay

Waxaan ahay dhaawac. Maanta ayay 2 xabadood igu dhaceen. Laabta ayay labaduba iga haleeleen. Waxaan iminka dareemayaa caafimaad xaaladayduna sidii h**e ma aha.

Waxaan u dhaawacmay jiritaankayga, waxaana diyaar u ahaa markaan jihaadka galayey inaan dhinto ama dhaawacmo. Maanta waxaan ahay dhaawac. Dhab ahaantii waan ku qanacsanahay in anoo dadkayga u halgamaya aan dhaawacmo.

Waa macquul wax walbaa, inaanan soo kicin oo taydii noqoto waa suuragal. Qanaaco ayaan dareemayaa iyo inaanan gurigayga iska jiifsan. Dhibta iyo xanuunka waxaa iskaleh halganka.

Waxaan dhalinyarada iyo dadkaygaba ka codsanayaa hal arrin oo keliya; fadlan ha joojinina u dagaalanka naftiina iyo sharafkiina.

Haddii aad jihaadka sii wadddaan waad ii hiiliseen maanta. Qofkii maanta ka hadha jihaadkan aan u dhaawacmay kuwo iga h**eeyayna u god galeen waa ku xujo waayo isagaan u dagalaamayey.

Haddii aan dhakhso u caafimaado h**ey ayaan idiinku imaanayaa ee sii wada jihaadka.

02/01/2023

Xaalad bini'aadanimo oo dhiillo leh ayaa igasoo gaadhaysa jeelasha lagu uruuriyay bannaan baxayaashii la xidhxidhay.
Ubadkii, haweenkii iyo hooyooyinkii afduubka lagu haystay cidina cunno iyo biyo ma siiso, sababta oo ah ciidamada haystaa ma oggola in cidi wax u gayso, marka ay albaabka garaacaanna waxa lagu shubayaa BIYO QABAW waqtigan lagu jiro cimillada aad aragtaan.
Dadka ka shaqeeya xuquuqul insaanka iyo arrimaha xaaladaha bini'aadannimo ha gaadhsiiyeen haayadaha arrimahan u taagan.
Data-da aan helaynaa waa GSM xawaaraheedu aad u hooseeyo, wararkiinna, taladiinna iyo xog walba aad na siin lahaydeen ma heli karayno mana arkayno, balse qoraal yar baannu soo dusin karnaa kaas oo uploadinkiisu qaadanayo 20 daqiiqo.
Xogtayadu dadka khadka haysta in ay gaadho ma ahane xataa annagu waxaanu share garaynay ma arki karno.
.

Xigasho Afnugaal Media Inc.

Waxaa socda shir Deg Dega Oo Hada Ay isugu yimaadeen jaaliyadda reer SSC Ee Magaalada Nairobi.
01/01/2023

Waxaa socda shir Deg Dega Oo Hada Ay isugu yimaadeen jaaliyadda reer SSC Ee Magaalada Nairobi.

Address

Laascaanood
NONE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOOL TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SOOL TV:

Share