Caska Vlogs

Caska Vlogs Waxaan ahay muuqaal sameeye soo bandhdigga quruxda qarsoon ee deeggaanada Waqooyi Bari.

06/08/2026

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Waqooyi Bari Mud, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo maanta soo gaadhay magaalada Laascaanood isago kaso laabtay safar shaqo oo ugu maqna waddanka UK.

05/08/2026

Madaxweynaha Dawladda Waqooyi Bari oo kulan mahad celin ah u qabtay hawl-wadeenadii ka shaqeeyay xuska sannad guurada Dawladda Waqooyi Bari.

05/08/2026

Gabadh dhal garaad ah oo maanta meherkeedu ka dhacay maagalada Laascaanood.

Xafladda Meherka Maxamed Suleiman Baaruud iyo Saabriin Garaad Cabdisaalan.

05/08/2026

“Ra’iisul Wasaare Hamse maxaabiis nagalamu hadal.”

Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo si adag ugu hadlay arrimo badan.

05/08/2026

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo si adag ugu hadlay arrimo badan!

05/08/2026

Qiimeyntu waa xagiina. Sannad guuro wacan.

04/08/2026

Saddex maalmood iyo 2 habeen kadib, Ra’iisul Wasaare Hamse ayaa hadda ka safray caasimadda Dawladda Waqooyi Bari.

04/08/2026

Madaxweynaha Dawladda Waqooyi Bari oo ay weheliyan xubno ka tirsan laba gole ee JFS iyo Dawladda Waqooyi Bari oo kormeer shaqo ku tagay dhismaha Xarunta Tababarka Macalimiinta Dawladda Waqooyi Bari.

Dhismahan ayaa lagu wadaa in lagu dhameystiro muddo 6 bilood ah.

03/08/2026
03/08/2026

Ra’iisul Wasaare Hamse oo caawa ka qayb galay xafladda Sannad guurada 1aad ee Dawladda Waqooyi Bari.

Address

Lasanod Hospital
Laascaanood

Telephone

+252634490628

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caska Vlogs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share