Lascanod Press

Lascanod Press Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Lascanod Press, News & Media Website, Laascaanood.

19/08/2026

Cornel cali ashkato oo ka tirsanaa ciidanka maamulka somaliland iyo tikniko uu wato oo ka soo goostay maamulkas kuna biiray ciidanka militariga ee maamulka waqooyi bari waxaana lagu soo dhaweyay Degmada fiqifuliye ee gobolka sanaag

DegdegDagaal culus oo udhaxeya maamulka jubbaland iyo kooxda alshabaab oo kasocda deegaanka kudhaa ee jubada hoose iyado...
22/01/2026

Degdeg

Dagaal culus oo udhaxeya maamulka jubbaland iyo kooxda alshabaab oo kasocda deegaanka kudhaa ee jubada hoose iyadoo maalinkii shalay ay la waregen degaankaas kooxda alshabaab wararka ayaa intaas kudaraya in ciidanka jubbaland ay go'doomiyen magalada isgaadhsiintina ay go'antahy wixii war ee kasoo kordha nala socda

16/01/2026

Walee ismacil aarku libax buu nagu dhuftay aad baa umahadsantihin dhamaanba inta isgarabtaagty mamulka curdinka ah ee waqooyi bari oo ugu horeyo madaxweyne qoorqoor maamulkan waa maamul utaagan midnimada io wadajirka umada somaliYed🇸🇴💖

Caska Vlogs

Address

Laascaanood

Telephone

+252634926572

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lascanod Press posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share