03/08/2024
Garaad Jaamac Garaad Ismacil ayaa soo gabagabbeeyey shir maalmihii udanbeeyey usocday beesha Jaamac Siyaad.
Ujeedka shirkan ayaa ahaa adkaynta midnimadda beelaha SSC, Askaynta difaaca iyo sidoo kale la shaqaynta maamulka.