Difaac Qaran

Difaac Qaran Warar iyo Barnaamijyo Xaqiiqa

Saylac Waxa Ka Qabsoomay Banaanbax Lagu Tageerayo Heshiiska Hordhaca Ee Dhax-maray Somaliland iyo Itoobiya iyo  Ictiraaf...
07/01/2024

Saylac Waxa Ka Qabsoomay Banaanbax Lagu Tageerayo Heshiiska Hordhaca Ee Dhax-maray Somaliland iyo Itoobiya iyo Ictiraafka Rabbi keenay.

Xabsiga ayaa loo taxaabay Maxamed ilig oo Space ka furtay Qodobo lidi ku ah Jiritaanka Somaliland kuna soo ururiyey Dham...
06/01/2024

Xabsiga ayaa loo taxaabay Maxamed ilig oo Space ka furtay Qodobo lidi ku ah Jiritaanka Somaliland kuna soo ururiyey Dhamaan Cadawga Somaliland.

06/01/2024

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale Hambalyo Adiga iyo Marwadada isku Waara Abidkiin💖🙏.

05/01/2024

Jimce Mubarak Asxaabta Jaamac Siyaad Goojacade Jaamac Siyaad Goojacade
Dhakhso hawadu toos ugusoo laaban insha allahu tacaala

04/01/2024

Huwantii iyo Qadaadweyn Shir baa uga Socda laascanood, Meesha Wax Fiican k**a so socdaan inkasto taladedu meel Bay taal Goaan cad

04/01/2024

Gaadhiga Ambulance shalay soo goostey tuhun kasto ku gedaaman Jiida waa ĺasoo dhaafiyey Galbeedka lagu xisaabi belo majidho

03/01/2024

Shaydaan Baa degdege tolkay waa degdegay Waar Dalkii la aqoonsay soo yaaca soo kala dheeereya yan layga laasan nimcade

Jigjiga iyo Madaxweynaha Qaranka.
03/01/2024

Jigjiga iyo Madaxweynaha Qaranka.

03/01/2024

Hargeysa Caawa waa Dabaaldegay.

03/01/2024

Gumeys Waa Haawanay Galabta ilaahow khayr ka dhig

02/01/2024

Waar Cadawgeena Fara Weyna Xita Alshabab waa inoo Hanjabey, Alhamdulilah Mar Hadan Qaylo mooye Hadafkena Cid jooji karin🇮🇹🇪🇹♥️

02/01/2024

Safiirka itoobiya ee Muqdisho ku Sugan Xitaa bax ma oran karo Sheeko badu ha danbeeyse Been Bay isu sheegayan

Address

Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Difaac Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Difaac Qaran:

Share