Suxufi cabdifatax muhamed Abdi

Suxufi cabdifatax muhamed Abdi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Suxufi cabdifatax muhamed Abdi, Media, Aargada Shuhadada isGoyska Manhal, Laascaanood.

26/09/2025

Wasiirka Biyaha Gudomiyaha Baarlamanka iyo Beesha Caalamka Oo Xargaga kormeeraya Waqoyi Bari

25/09/2025

Askariga iyo Gaadhiga
Ka Muuqaalka ka Duubaya Iyo Faysal Cabdi Bootaan Maanta Waa Maxabiis Hadal Caata Waa Liid Dadkaasa Wali Soo Kaftamaya Yuusan Hadal Idinka Tagin Yuhuud Maa Tihiin Baa Ka Dhacday

25/09/2025

Cod Aqlabiyad ah Ayaan Haysta Oo Gaadhaya 16kun Hala igu Daro Xisbiga Muxafidka ah Ma Rabo Xisbi Mucarad Ah (Gabadh u Sharaxan Golaha Deegaanka Degmada Laascanood

24/09/2025

Waa Jaanis Guri Ku Yaala lanbar 2ga Sakada Labaad kaso Horjeedka Horn Petroliam Laascanood Kala xidhiidh 0634916938

Baloodh Xaraash Ah Oo Hotel Xamdi 4 Sakadood Ka Danbeeya Ayaan Kuu Haya Qiimaha $20,000 Labatan Kun Oo Dolar  Ila Soo Xi...
23/09/2025

Baloodh Xaraash Ah Oo Hotel Xamdi 4 Sakadood Ka Danbeeya Ayaan Kuu Haya
Qiimaha $20,000 Labatan Kun Oo Dolar
Ila Soo Xidhiidh 0634916938

23/09/2025
23/09/2025

Bari Baa La Baxaya Iyo Ciidanka Galmudug hhhh

23/09/2025

Taliye Qalyare alle yaa raxma

21/09/2025

Muqaalkii Xal Baan U Helay Iyo Cadayn hhh

Ninka Sida U Gabanaya Ee H**e Waa Somalidiidka Waliba Wajigisa Waan Aqaana Qofki Adhicadeye ila Tukaraq Jogay Wuu Garanaya Dagaalku Waa Isku Dagaal Waakii Buqdharkayn Saasu U Gabanaya Ana Waan Gabanaya ... Gabashadu Waa Mar Xaalad Dagaalka Ka Mid ah .. hhh

21/09/2025

Roobkii Dhinacyada Ayuu Naga Maray
Lascanood
Wax Hogol Ah Yaa Meel Ku Sheegay Hawd Iyo Nugaalba

21/09/2025

Aroos Qaran Ayaa La Dhisay Dahabkii Difaaca Waqoyi Bari Badhe Axmed Salax Iyo Sareeye Guuto Cismaan Ibrahim Ayaa Goob Joog ah Oo Xididay Hanbalyo Lamahana Aqal Galay Cadnan Iyo Mabruka

Address

Aargada Shuhadada IsGoyska Manhal
Laascaanood

Telephone

+252633495989

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suxufi cabdifatax muhamed Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suxufi cabdifatax muhamed Abdi:

Share

Category