
16/05/2025
“D.G. SSC-KHAATUMO iyo D.G. PUNTLAND, iyaga ayaa ka wada hadlaya arrimaha masiiriga ah ee labada maamul, waana laba maamul oo walaalo ah, gashi iyo godob toonnii kuma kala maqna, dawladnimada maanta ee Soomaalidu ma qaadi karto warxumo tashiil.
Qofku hadduu yahay shaqaale MUQAAWIL AH, Waxaa u roon inuu ku ekaado joornaatigiisa”
"من لايملك قوته لا يملك قراراته”
Najiib Barkhadke
Wasiirka Warfaafinta SSCKH