MARKA GOAL MEDIA

MARKA GOAL MEDIA kusoo dhowow bogga rasmiga ciyaaraha marka cadeey si aad ula socoto wararka cusub ee ku saabsan c

29/10/2025

Xigaha Warshiiq oo fariin direy culus udirey dhigooda howl-wadaag ka hor ciyaarta finaalka

29/10/2025

Jawiga qolka labiska ee xidigaha Warshiiq

29/10/2025

Ciyaaryahan c/kakriim waxaan marka Cadey ugu imaaday koobka inaa sanadkaan uqaado Warshiiq

29/10/2025

Anaga ka talino Garoonka mogadishu Warshiiq ah

29/10/2025

Waan ogaa inaan dileyno karaan final gareyno

29/10/2025

Ciyaaryahan Abdiaziis anaga media hadal umarin mayo ee Garoonka ku hadleynaaaa inshallah

29/10/2025

Number 10 aad ee Warshiiq koobkan keena waye

29/10/2025

Xamaam ha is diyaariyo anaga diyaar baa nahay

29/10/2025

Kabtanka warshiiiq koobka anaga qadeyno

🚨 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎! Horseed agree deal to sign1.Hassan ronaldo  Hazaazi Daimond Celbashirow 2.Adde omar Cade Qadow 3.goal haye...
20/07/2025

🚨 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎! Horseed agree deal to sign
1.Hassan ronaldo Hazaazi Daimond Celbashirow
2.Adde omar Cade Qadow
3.goal haye abdi_malik

New coach waa xanta suqa Duceysane Danta Guud

🚨 𝐎𝐅𝐅𝐈𝐂𝐈𝐀𝐋:

19/07/2025

Tartan Kubadda Cagta ah oo maanta laga daah furay garoonka Midnimo ee Degmada marka.
Koobkan Ayaa loogu magac daray yaara oo ah gabar qurba joogta kasoo jeeda deg.marka cdy.

Tabiye Wariye Duceysane Danta Guud

Address

Marka Road
Merca

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MARKA GOAL MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share