Telefashinka Marka Cadey

Telefashinka Marka Cadey Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Telefashinka Marka Cadey, Media/News Company, Merca.

Ku Soo Dhawoow, Muuqaal Baahiyaha Marka Cadey Waxaa uu mar waliba uu diyaar u yahay u shaqeeynta Diinta Dalka Iyo Dadka Fadlan Nagu taageer Baahinta Dowladnimada.

Inalilaha waa inana ileeyhi raajacuun ilhy haku naxriisto hooyo macan gabrigag qeer ilhy hakga siyo kitabkga gacn midik ...
14/10/2022

Inalilaha waa inana ileeyhi raajacuun ilhy haku naxriisto hooyo macan gabrigag qeer ilhy hakga siyo kitabkga gacn midik ilhy haku siyo jantuul firdowsa ilhy ha iskena kulmyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

DEG DEG-Taliyihii qeybta Boliiska Gobolka Banaadir oo lagu dilay Qarax Miino.Wararka laga helayo Aaga Deegaanka Basro oo...
01/10/2022

DEG DEG-Taliyihii qeybta Boliiska Gobolka Banaadir oo lagu dilay Qarax Miino.
Wararka laga helayo Aaga Deegaanka Basro oo ay ku dagaalamayeen Ciidamada Dowladda iyo Alshabaab ayaa sheegaya in Qarax miino halkaa lagula eegtay kolonyo uu la socday Farxaan Qaroole Taliyihii Boliiska Gobolka Banaadir.
Saraakiisha ayaa xaqiijinyey Geerida Taliyaha.

20/09/2022
Dr Osman Muse Mohamed Gudoomiyaha Degmada Marka Cadeey ahna Duqa Caasimada Gobalka Shabellaha Hoose' ayaa lagu Maamuusay...
20/09/2022

Dr Osman Muse Mohamed Gudoomiyaha Degmada Marka Cadeey ahna Duqa Caasimada Gobalka Shabellaha Hoose' ayaa lagu Maamuusayey Shahaado Sharaf
Xiritaanka Munaasabada Shirka
Gudoomiyaasha oo Maalmahan Magaalada Beydhabo ka socday.

Dhalinyaradu waa Hiilka Dowlad-dhiska.

30/08/2022

Hambaliyo Hambaliyo

انا لله وانا اليه را جعون WAXAAA XALAY MAGAALADA MOGDISHO KU GEERIYOOTAY WALASHEENA AYAAN CALI CABDULAAHI OO KU MAGAC DH...
24/08/2022

انا لله وانا اليه را جعون
WAXAAA XALAY MAGAALADA MOGDISHO KU GEERIYOOTAY WALASHEENA AYAAN CALI CABDULAAHI OO KU MAGAC DHEER AYAAN CALOW ALLE HAKA WARAABIYO JANATUL FIRDOWSA SAMIR IYO IIMAAN ILAAHEY HANAGA WADA SIIYO DHAMANTEYNA AAMIIN.

23/08/2022

WARBIXIN: Hormarka Waaxada Horseed Degmada Marka, Sandahii ugu danbeeyay
ku talaabsatay Iyo Baahiyaha ka jira.

Waaxdee jeceshahy oo magaalada Marka in Aan Warbixin kaga soo diyaarino?

23/08/2022

Wasaarada Dhalinyarada KGS Ayaa Dhalinyarada Magaalada Marka u qabtay kulan dood Wadaag oo ku saabsan isdhaxgalka Jiilasha.

Waa aniga Iyo Saaxiibadeeda Gudoomiyaha janaale Al Cadaal Iyo ku Xigeenkiisa Cusmaan Gaab Waxaan ku jirnaa Ugaarsi, Qeyb...
20/08/2022

Waa aniga Iyo Saaxiibadeeda Gudoomiyaha janaale Al Cadaal Iyo ku Xigeenkiisa Cusmaan Gaab Waxaan ku jirnaa Ugaarsi, Qeybo kamid ah Shabellaha Hoose'

19/08/2022

Accounka ✍️33956435 👈

Dadka ka maqan magaalada Marka Ee Raba in Ay ka qeyb qaataan Dhismaha Garoonka Waafow Airport Waxaa Ay Dhaqaalahooda ku soo diri karaan Accounka ✍️33956435 👈
oo ku Jira Gacanta Taliye Maxmed sheikh.
Ama Evc- Nam +252615882604👈

Midnimo Iyo Wadajir hadal Yar howl badn🙏

Waxaan Hambaliyo leeyahay Saaxibada iyo Walaalaha Xirfad wadaaga nahay ee maanta ay tahay Maalintooda (World Photographe...
19/08/2022

Waxaan Hambaliyo leeyahay Saaxibada iyo Walaalaha Xirfad wadaaga nahay ee maanta ay tahay Maalintooda (World Photographer’s Day 19 August)

Waxaan sido kale Waxaa Umahadcelinayaa Walalaaha garabka inoo ah Waxaa Ay nagu dhiiragelinaysa Shaqada aan uhayno Dadka iyo Deegaanka.

Dareeska Waa muhiim waayo Waxaan ka howl galnaa furin🥰
Waxaan Hambaliyo leeyahay Saaxibada iyo Walaalaha Xirfad wadaaga nahay ee maanta ay tahay Maalintooda (World Photographer’s Day 19 August)

Waxaan sido kale Waxaa Umahadcelinayaa Walalaaha garabka inoo ah Waxaa Ay nagu dhiiragelinaysa Shaqada aan uhayno Dadka iyo Deegaanka.

Dareeska Waa muhiim waayo Waxaan ka howl galnaa furin🥰

17/08/2022

"Gadaal um noqon Doono, ma niyad jibi doono Ciilka Iyo Carada Aan u qabno Cadawag Waa mid Laba jibaaran"

Gudoomiyaha Deegaanka Lanbar-konton Maxamad Maxamuud

Address

Merca

Telephone

+252614984558

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Telefashinka Marka Cadey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Telefashinka Marka Cadey:

Share